Thursday, October 30, 2025

Göteborg Dad laga helay cudurka Coronavirus iyo 40 Qof oo la sheegay in ay...

0
Waxaa is bedeshey shaqada Isbitaalka Sahlgrenska ee magaalada Göteborg kaddib markii halkaa la geeyay qof uu ku dhacay cudurka coronovirus, iyadoo la filayo kiisas...

Saameen Nuucee ah ayaa ka dhalatay Sharciga Kireenta Guryaha gacan labaadka ee dhawaan bilowday

0
Waloow sharci adag oo lasoo saaray 1-dii Oktoobar uu qabanayo dadka guryaha ku kireeya qaabka gacan labaadka ah, misna waxaa jira dad aan ku...

Hindise Cusub:- Dowlada halagu Wareejiyo Lacagta Ceerta ee Degmooyinka laga helo

0
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa soo jeediyay in lacagaha billaha ah ee dadka aan shaqayni iminka degmooyinka ka qaataan ee cayrta loo yaqaanno loo bedelo heer...

Degmada Helsingborg ee Dalka Sweden oo laga Furay Guri Leeskugu geenayo Dhalinyarada iyo Waayeelka

0
Dowladda hoose ee degmada Helsingborg ee dalka Sweden ayaa billowday dedaallo lagu yareynayo dhibaatooyinka heysta dadka da'da ah, kuwaas oo inta badan keligood meel...

Lacagta Deemaha oo laga Cafinayo Dadka u guura kuna Noolaada Degmooyinka yar yar

0
Waa in qofka u guuro degmooyinka ay dadku ku yar yihiin si uu waxbarasho ugu qaato deeynta heeyada kaalmeeynta waxabarashada ee CSN laga daayo. Waa...

Sharciga Cusub ee la Ansixinayo Khamiista iyo Saameen Xoogan uu leeyahay

0
Ciidanka ammaanka ayaa dhowaan la fileyaa in loo ogolaado iney akhbaarta ka furan karaan mabaaylada iyadoo loo isticmaaleyo nidaamka fayruska teknikada. Hase yeeshee iminka...

Magaalada Linköping Wiil dhalinyaro ah oo toogasho lagu dilay

0
Nin dhalinyaro ah oo 20 jir ah ayaa lagu dilay magaalada Linköping Waxana dilka uu ka dhacday Nawaaxiga Skäggetorp Sabtidii la soo dhaafay. Tani maahan...

Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus

0
Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...

Xisbiga Moderatke oo soo bandhigay Sharciyo looga hortagi karo Dambiyada Caruurta geestaan

0
Xisbiga Moderaterna ayaa ku dhawaaqay inuu dooneyo in la hirgeliyo ruumaan (xabsi) gaar ah ee dhallaanka. Fikirkan ayaa qayb ka ah qorshe is wata oo...

Skatteverket:- Baaritaan lagu sameenayo Shirkadaha Sweden ee ka shaqeeya dhanka Nadaafada

0
Hay'dda canshuuraha ayaa sannad kasta fulisa dhowr kontorool oo qaasa ah. Iyadoona sannadkan goobha xoogga la saari doono sidii baaris loogu sameeyn lahaa  ey...