Monday, November 3, 2025

Dowlada oo go’an kasoo saartay Fasaxa Xagaaga iyo Ciida ku beegan Ramadaanka kadib

0
Dowlada Sweden ayaa shir jaraa'id kaga hadashey Xaalada Coronavirus iyo xiliga Fasaxa ee la galayo Dhawaan waxay Dowlada dhanka kale ka hadashey Ramadaanka iyo...

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...

Sharci Cusub Qofka doonaya in uu Sweden joogo waxaa waajib ku ah barashada Dalka

0
Dowlada oo kaashaneysa Labada Xisbi ee L iyo C ayaa isku raacay Sharci Cusub kaasi oo Quseeya Qofka Doonayo in uu helo ogolaansho ah...

Waa in Lacagta loo kordhiyo Waalidka Caruurtooda la jooga guriga Xili Coronavirus

0
Lacagaha la siin doono waalidiinta shaqooyinka ka jooga si ay guryaha ugu xanaaneeyaan caruurahooda hadii iskuullada laga fadhiisiyo Corona awgeed ayaa aad u hooseysa Waa...

Baaritaan in lagu sameeyo Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha dadka waayeelka oo loogu baaqay Dowlada...

0
Midowga Ururada Degmooyinka iyo Degmooyinka Gobolada Sweden ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano SKR ayaa dowlada ugu baaqay in baaritaan kagu sameeyo shaqaalaha...

Migrationsverket-ka ayaa iga sugaya warqado mana u dirin Maxaan sameen karaa

3
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden isla markana sugaya jawaabaha kiiskooda magangalyada ayaa dib loogu diray warqado cadeen ah oo looga baahan yahay...

Sweden 29 Qof oo ku soo korortay tirada Dhimashada Xanuunka Coronavirus

0
Hay'ada Caafimaadka Daweynaha ee Folkhälsomyndigheten ayaa ku dhawaaqday in 29 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden taasi oo tirada guud ka...

Darawalo kaxeeya Basaska oo Cudurka Coronvirus ugu dhintay Caasimada Stockholm

0
Sida ay shaacisay Shirkada Keolis oo kamid ah shirkadaha waaweyn ee dhanka Basaska ayaa shaacisay in sadax kamid ah Shaqaalaheeda ay u dhinteen Xanuunka...

Tirada Dhimashada Sweden ee Coronavirus halka ay mareyso maanta oo shir jaraa’id lagu soo...

0
Tirada Dhimashada Sweden ee Coronavirus ayaa maanta mareyso 1511 Qof sida laga soo xigtay Hay'ada Caafimaadka Daweynaha waxana ku soo korortay 111 qof tan...

Norway oo Sharci lacagta looga jarayo kasoo saartay Dadka kasoo adeegta gudaha Sweden

0
Dowlada Norway ayaa soo saartay Sharci Cusub kaasi oo quseeya Dadka jabiya Xayiraada Saaran Socdaalka arintaasi ayaana timid kadib markii Xiliga Ciida ay dad...