Home Wararka Maanta Transportstyrelsen oo mamnuucday dabaaldaga ardayda sanadkan ee qalanjabinta dugsiga sare

Transportstyrelsen oo mamnuucday dabaaldaga ardayda sanadkan ee qalanjabinta dugsiga sare

0

sida ay maanta shaarcisay Hay’ada gadiidka dadweynaha Sweden waxaa la mamnuucay guud ahaan dabaal dega ardayda dugsiga sare ee sanadkan laga bilaabo bari oo 15 may ku beegan ilaa dhamaadka sanadkan dabaal dega la mamnuucay waxaa kamid ah gawaarida waaweyn ee ardayda iska soo buuxiyaan sanad walbo xiliga qalanjabintooda iyo raacitaanka tareenada iyagoo koox koox ah.

Mamnuucida dabaal dega ardayda ee sanadkan ayaa yimid kadib markii hay’ada caafimaadka dadweynaha ay codsi u gudbisay qeybta qaadiidka xukunta si looga baaqdo faafitaanka xanuunka Corona ee wali wadanka ka jira.

go’anka ka yimid hay’ada gadiidka dadweynaha ayaa ah mid murugo ku ah arday badan oo sanad walbo xiliga saamarka sameesta farxado iyo dabaal degyo ay ku muujiyaan dhibaatada ay kasoo mareen mudada dheer ay soo wadeen waxbarashada heerka sare.

ugu danbeyn sida somaliska ku heleyso warka qaar kamid ah arday ayaa loo ogol yahay in ay koox koox iskugu imaan karaan iskuuulka dhexdiisa si halkaasi ugu dhigtaan farxadooda.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here