Toogasho ka dhacday Degmada Norrköping oo Qof ku dhaawacmay
Booliska ayaa baaraya toogasho ka dhacday Klockartorpet oo ku taal Norrköping.
Dhowr qof oo maqlay rasaasta ayaa ku wargaligay booliska waxyar ka dib 10.30 pm...
Maxaa ku soo kordhay Sharciga isku keenista Qoysaska iyo Midka ku meelgaarka ee laanta...
Gudiga Socdaalka Sweden ayaa maanta lagu wareejiyay kadib sanad ay shaqeynayeen Dowlada iyo Wasiirka Socdaalka Morgan Johansson (S). Waxyaabaha kale waxaa ka mid ah,...
Sweden oo joojisay Xayiraadaha saran Booqashada goobaha Waayeelka lagu hayo
Amarka xakamaynta ee muranka dhaliyay ee ku saabsan guryaha dadka waayeelka ah, oo jiray tan iyo 1 Abriil, wuxuu dhacayaa bilowga bisha. Tani waxaa ku...
Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Tirada Shaqaale kale oo la dhimay
Toddobaadkii la soo dhaafey, in ka badan 1,000 qof ayaa lagu wargeliyey shaqaale-dhimis, wadar ahaan ku dhowaad 100,000 oo qof ayaa hadda la ogeysiiyey...
Sweden oo mushaharka u kordhisay Shaqaalaha u shaqeeya Dadka Caawinta u baahan ee (personlig...
Gunnada caadiga ah ee kaaliyeyaasha shaqsiyadeed (personlig assistent) ayaa loo kordhiyay Shaqaalahaasi mudo dhoor sano oo shaqooyinka kale ka danbeeyeen mushahara ahaan.
Photo: Gorm Kallestad/TT.
Laakiin...
Ulf Kristersson ” Xil wasiir ma siineyno Xisbiga Sverigedemokraterna hadii aan Dowlad soo dhiseyno
Ulf Kristersson, hogaamiyaha xisbiga Moderaterna ayaa sheegay in aysan xil wasiirnimo siineynin Jimmie Åkesson iyo xisbigiisa Sverigedemokraterna mustaqbalka hadii ay dowlad soo dhisayaan.
Photo: Jessica...
Sweden oo soo bandhigtay Lacag loogu tala galay Daryeelka Caruurta ku nool Xaafadaha danyarta
Caruurta dambiilayaasha waa in ay daryeel ka helaan adeega bulshada si dambiga maanta jira uusan uga badnaa kan bari Sidan waxaa yiri hogaamiyaha xisbiga...
Dalalka Finland iyo Uk oo Xayiraada ka qaaday Safarada toos ee Sweden uga imaanaya
Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa xayiraaddii karantiinka ka qaaday muwaadiniinta iswiidhishka ee safarka ugu ambabaxda dalkaasi muddadii uu socday xanuunka covid-19.
Photo: ANTTI AIMO-KOIVISTO/AFP
Sidoo kale Laga...
Boqorka Sacuudiga oo Xilka ka qaaday Shiikh Sudeysi oo ahaa Imaamka Masjidka Xaramka
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka.
Talaabadan ayaa ka...
Sweden oo Canshuurta ka dhimeysa Dadka Shaqeeya iyo kuwa aanan Shaqeyn
Sweden ayaa Canshuurta ka dhimeysa dadka dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah laga bilaabo sanadka cusub bilowgiisa. xisbyada ayaa ku heshiiyay inta lagu guda...













