Friday, January 2, 2026

Labo dil oo ka kala dhacay Magaalooyinka Malmö iyo Stockholm

0
Wiil 17 sano jir ah ayaa laga helay banaanka magaalada Malmö. dhacdadaasi oo dhacday habeen ka hor Talaadada. Jirka wiilka waxaa ku yaal dhaawacyo uu...

Sweden oo soo saartay Xeerar Cusub oo ku saabsan Coronavirus

0
Lix gobol ayaa horeyba u lahaa sharciyo adag oo loogu talagalay in lagu yareeyo faafitaanka fayraska xili ay u dhinteen xanuunka Corona 6,000 kun. Hadda...

Centerpartiet ” Stefan Löfven waa uu ku qaldanyahay joojinta baaritaanka sharciga shaqaalaha ”

0
Gudoomiyaha xisbiga Centerpartiet Annie Loof ayaa sheegtay in raiisel wasaare Stefan Löfven uu "ku khaldanyahay" inuu joojiyo soo jeedinta baaritaanka sharciga shaqaalaha iyo in la sameeyo...

Stefan Löfven ” Dhacdooyinka ka dhacay Faransiiska uma dhaxeeyo islaamka iyo Faransiiska

0
Raiisel wasaaraha Stefan ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay maanta bartiisa Facebook in Safiirka Faransiiska ee Sweden Etienne de Gonville uu u sheegay...

Migrationsverket oo go’an kasoo saaray Waalidka loo keenayo Caruurtooda ee ka qaan gaartay

1
Hey'ada Socdaalka Dalka Sweden ayaa maanta shaacisay in dib u eegis ku sameeneyso waalidka loo keenayo caruurtooda kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa. go'anka ayaa...

Vänsterpartiet ” Wali way taagan tahay Qatarta ah in Dowlada Sweden la rido ”

0
Dowlada ayaa xirtay baaritaanka lagu sameenayo shariga LAS - laakiin hanjabaadii xisbiga bidixda ee riditaanka dowlada ma dhamaan wali oo waa taagan yahay Taasi...

Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay Magaalada Boden ee Dalka Sweden

0
Nin lagu qiyaasay 20 jir ayaa lagu dilay magaalada Boden. Booliska ayaa banaanka ka helay ninkan dhalinyarada ah meydkiisa kaasi oo la toogtay. Weerarka ayaa dhacay habeenimada u...

Sharciga Cusub ee shaqada Dalka Sweden oo laga heshiiyay Khilaafkiisa

0
buuqa badan ayaa ka dhashay sharciga cusub ee dowlada dooneysay kaasi oo lagu badbaadinayo qofka shaqeeya. Shirkadaha iyo ururada shaqaalaha waxay ka hadleen sida ay...

Boga Shirkada Amazon oo laga furay Dalka Sweden

0
Amazon ayaa furatay bogeeda internetka sweden. Shirkadda Mareykanku waxay wax ku iibisaa internetka. Waxay kasoo shaqeysay dhowr waddan oo kale muddo dheer. Illaa iyo hadda,...

Xisbiyada Sweden oo dalbanaya in lacagta kaalmada loo kordhiyo kooxaha halista u ah Coronavirus

0
Qaar badan oo ka mid ah xisbiyada baarlamanka ayaa hadda dalbanaya in loo kordhiyo lacagta kaalmada ku meel gaarka ah ee ay heli karaan...