Wednesday, May 15, 2024

Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Tirada Shaqaale kale oo la dhimay

0
Toddobaadkii la soo dhaafey, in ka badan 1,000 qof ayaa lagu wargeliyey shaqaale-dhimis, wadar ahaan ku dhowaad 100,000 oo qof ayaa hadda la ogeysiiyey...

Sweden oo mushaharka u kordhisay Shaqaalaha u shaqeeya Dadka Caawinta u baahan ee (personlig...

0
Gunnada caadiga ah ee kaaliyeyaasha shaqsiyadeed (personlig assistent) ayaa loo kordhiyay Shaqaalahaasi mudo dhoor sano oo shaqooyinka kale ka danbeeyeen mushahara ahaan. Photo: Gorm Kallestad/TT. Laakiin...

Ulf Kristersson ” Xil wasiir ma siineyno Xisbiga Sverigedemokraterna hadii aan Dowlad soo dhiseyno

0
Ulf Kristersson, hogaamiyaha xisbiga Moderaterna ayaa sheegay in aysan xil wasiirnimo siineynin Jimmie Ã…kesson iyo xisbigiisa Sverigedemokraterna mustaqbalka hadii ay dowlad soo dhisayaan. Photo: Jessica...

Sweden oo soo bandhigtay Lacag loogu tala galay Daryeelka Caruurta ku nool Xaafadaha danyarta

0
Caruurta dambiilayaasha waa in ay daryeel ka helaan adeega bulshada si dambiga maanta jira uusan uga badnaa kan bari Sidan waxaa yiri hogaamiyaha xisbiga...

Dalalka Finland iyo Uk oo Xayiraada ka qaaday Safarada toos ee Sweden uga imaanaya

0
Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa xayiraaddii karantiinka ka qaaday muwaadiniinta iswiidhishka ee safarka ugu ambabaxda dalkaasi muddadii uu socday xanuunka covid-19. Photo: ANTTI AIMO-KOIVISTO/AFP Sidoo kale Laga...

Boqorka Sacuudiga oo Xilka ka qaaday Shiikh Sudeysi oo ahaa Imaamka Masjidka Xaramka

0
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka. Talaabadan ayaa ka...

Sweden oo Canshuurta ka dhimeysa Dadka Shaqeeya iyo kuwa aanan Shaqeyn

0
Sweden ayaa Canshuurta ka dhimeysa dadka dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah laga bilaabo sanadka cusub bilowgiisa. xisbyada ayaa ku heshiiyay inta lagu guda...

Xaafada Rinkeby oo lagu gubay Quraanka iyo Booliska Sweden oo diiday banaan-baxa kooxda Cunsuriyiinta

0
Booliska ayaa go aansaday in ay diidaan dalabka ogolaanshaha mudaharaadka ay dhigi lahaayeen koox cunsuriyiin ah oo doonayay in ay gubaan Quraanka Kariimka. Photo/ Janerik...

Dowlada Ingariiska oo soo saartay Sharci Cusub iyo Ganaaxyo lagu muteesan karo Qofka Jabiya...

0
Xukuumadda Raiisel Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa mamnuucday isu imaatinka bulsheed ee in kabadan lix qof gudaha England iyadoo lagu dadaalayo sidii loo xakamayn...

Jimmie Ã…kesson oo dhoor mar ku dhex Qufacay gudaha Barlamaanka Sweden isagoo Khudbad jeedinaya

0
Hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shalay ka maqnaa furitaanka kalfadhiga Barlamaanka sababo la xiriira Hargab iyo qabow hayay lakin maanta ayuu yimid Xaruunta Barlamaanka isagoo...