Wednesday, December 31, 2025

Booliska Sweden oo Shaaciyay in la Qabtay Qofkii ka danbeeyay Dilka Booliska

0
ugu danbeyn Booliska Sweden ayaa shaaciyay maanta in la qabtay qofkii ka danbeeyay dilka loo geestay Askari ka tirsan Booliska Talaadada aan soo dhaafnay. Booliska...

Göteborg: Boolis lagu toogtay Magaalada Göteborg oo u dhintay Dhaawaca soo gaaray

0
Caasimada Labaad ee Dalka Sweden Göteborg ayaa lagu toogtay Qof Boolis ah waana dhacdadii ugu Xanuunka Badneyd ee soo marta Booliska. Shalay Galanki danbe ayaa...

Ulf Kristersson oo soo dhisaya Dowlada Cusub Sida uu Shaaciyay Gudoomiyaha Barlamaanka

0
Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa shaaca ka qaaday in Ulf uu soo dhisayo dowlada Cusub arintan ayuu u sheegay Xisbiyada barlamaanka Dalka. Go'anka Gudoomiyaha...

Akhriso: Sweden oo joojisay kuwana khafiifisay Sharciyada horay u jiray ee Corona

0
Dowlada Sweden ayaa joojisay kuwa kalena khafiifisay sharciyada horay u jiray ee dhanka Corona virus kuwaasi oo bilaabanaya laga bilaabo 1 july. Sharciyada Corona ee...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilay Xilkii Raisal Wasaarinimo

0
Maanta oo isniin ah ayaa la filayay go'anka Raisal wasaaraha Sweden ee Xukuumadiisa lagala noqday kalsoonida in uu u keeno xal. Taasi badalkeeda Stefan Löfven...

Stockhom: 70 sano jir loo xiray kufsi uu u geestay Haweeney Bukaan ahaan ugu...

0
Booliska Sweden ayaa xiray nin da'diida lagu sheegay 70 sano jir kaasi oo lagu eedeeyay Kufsiga Haweeney kamid aheyd bukaanka ku jira isbitaalka Karolinska...

Sharcigan ayaa ku Caawinaya Hadii Diidmo lagu siiyay Mudo dheerna aad joogto Dalka

19
inta aanan guda galin warkeena ku saabsan Ciwaanka hore aad soo aragtay waxaan ku xasuusineynaa in aan ka jawaabnay badi Su'alaha aad nagu soo...

Stefan Löfven oo Xisbiga Liberalerna ugu baaqay in go’ankooda dib uga fakaraan

0
isago ku sugan Magaalada Brussels ee Dalka Belgiumka ayuu la hadlay warbaahinta TT waxana hadalkiisa ku soo qaatay labo qodob oo muhiim ah. ugu horeyn...

Haweeney isku gubi rabtay Xaruunta Migrationsverk-ka ee Borlänge oo la badbaadiyay

0
Sida ay shaaciyeen booliska Sweden gaar ahaan qeybta Borlänge haweeneysa ku sugneyd xaruunta socdaalka ee magaaladaasi ayaa isku dayday in ay isdisho. Haweeneyda ayaa isku...

Doorasho Cusub oo ka dhici karta Dalka Sweden

0
Maalinta isniinta ayaa ugu danbeysa waqtiga Raisal wasaare Stefan Löfven si uu u soo dhiso dowlada Cusub. sida xaalka uu ku socdo Raisal wasaaraha waxaa...