Tuesday, December 30, 2025

Digniin Fariimo Boostada ka timid oo Been Abuur ah oo Dad Badan lagu Qayaameeyay

0
Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray Fariimo kuugu soo dhacaya Taleefankaaga taasi oo lagugu sheegayo inay timid Boostadaadi isla markana aad soo qaadan karto. Fariinta ayaa...

Toogashooyinka Sweden oo u gudbay Denmark 17 Sano jir lagu toogtay Copenhagen

0
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen. Ehelada wiilka waa la...

Migrationsverket-ka Dalka Way joogi Karaan Qaxootiga Kasoo Jeeda Dalka Afghanistan

0
Qaarkood ayaa Xabsiyada ku Jira Kuwaasi oo loo Diyaariyay Tarxiil Kuwa kalena Dalkooda ayaa lagu Celiyay lakin taasi badalkeeda Laabta Socdaalka Sweden ayaa ku...

Maamulka Caafimaadka Sweden oo Maanta Sheegay in Todobaadka danbe Xayiraado Cusub lasoo kordhinayo

0
Dowladda iyo Maamulka Caafimaadka Dadweynaha ayaa sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan awaamiir cusub horaanta usbuuca soo socda si loo xaddido fiditaanka caabuqa Corona. Dhowr gobol, oo ay...

Kormeerka Iskuulada Sweden oo Xiray iskuul Cusub oo Islaami ah

0
Hay’adda kormeerka dugsiyada ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ay go’aansatay in ay xirto dugsiga madaxa-banaan ee Kunskapsljuset ee magaalada Norrköping, kaasoo ay gacanta ku hayso ururka...

Baraf Badan iyo qabow laga Filayo Qeybo kamid ah Sweden

0
Barafka da’ay 24-kii saac ee la soo dhaafay, gaar ahaan koonfurta Sweden ayaa dhibaato ka abuuray isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana dhowr jeer...

Sweden oo Teleefanada Qoyska Baaritaan ku sameeneysa Si loo Ogaado Dhibaatooyinka ka dhex dhaca

0
Maanta Sweden Ma Baari karto Taleefanada Qoyska sida fariimaha ay isku diraan hadii aysan jirin Dambi weyn oo dhacay oo keeni kara in la...

Xeerar Cusub oo maanta ka bilowday Dalka Sweden, Shahaadooyinka Corona oo leeska doonayo goobaha...

0
Maanta laga bilaabo Dalka Sweden Qofka booqnaya goobaha xiran ee iskugu yimaadaan Dadka badan waxaa laga doonayaa inuu muujiyo Shahaada Corona. Goobaha Xiran ee Shirarka...

Sweden oo Caawa ku Dhawaaqday Sharciyo Cusub oo ku aadan Dadka Safarka ka imaanaya

0
Maamulka caafimaadka Sweden ayaa fiidnimadii caawa ku dhawaaqay in dhammaan dadka safarka ah ee ka imaanaya dalalka aanan aheyn ama ku oolin Waqooyiga Yurub...

Magdalena Andersson oo ku dhawaaqday liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Dowladeeda

0
Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson dhawaaqay  dawladda cusub taas oo shaqeyn doonta Sweden sagaal bilood ee soo socda ilaa doorashooyinkii guud ee September. Liiska dowladda waxaa ka mid...