Saturday, April 20, 2024

Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.

0
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...

Mahad Abiib oo Dalbaday in Deg Deg loogu celiyo Dalka Jabuuti ee lagu eedeeyay.

1
Mahad Abiib oo ah Muwaadin kasoo jeeda Dalka Somaliya ayaa ugu danbeyn Dowlada Norway ka dalbaday in deg deg uga celiyaan Dalka ay ku...

Barlamaanka Norway oo diiday Sharci Cusub oo Quseeya Dhalinyarada diidmada heysata ee dhigan lahaa...

0
Barlamaanka Dalka Norway ayaa diiday hindise cusub oo loo soo jeediyay kaasi oo ku aadan dhalinarada dalkaasi ku sugan ee diidmada heesta. Sharciga ayaa dhigaya...

Qaxooti Somali ah oo Dowlada Norway ka dalbaday in Dib loogu celiyo Dalkooda.

0
Dowlada Dalka Norway ayaa Sheegtay in Qaxooti badan oo dalkeeda iska dhiibay ay codsadeen sidii dib loogu celin lahaa Dalkooda. Hay,ada Qaxootiga ama Soogalootiga u...

Qareenka Mahad Abiib oo sheegay in Dowlada Norway laga Sugayo u Tarxiilida Jabuuti.

0
Iyadoo Dowlada Dalka Norway gaar ahaan Maxkamada Labaad ee Dalkaasi ay diiday Racfaanka Mahad Abiib ayaa waxaa Qareenkiisa uu la hadlay Talafashinka TV2. Qareenka Mahad...

Maxkamadii Labaad oo Mahad Abiib ka gaartay go.an diidmo ah iyo in uu bixiyo...

0
Maxkamad ku taalla Dalka Norway ayaa markale go.an ka gaartay Mahad Abiib oo ahaa dhibane laga ceshtay Sharciga Dalka norway oo uu heestay. Maxkamada Labaad...

War hada Ah Stefan Löfven ” uma Codeedoono Kristersson iyo Dowlada uu soo dhisayo”.

0
Raisal wasaarihii hore ee Sweden ahna Siihaya Xilkaasi Stefan Löfven ayaa ka hadlay Hadalka afayeenka Barlamanka iswiidhan kasoo yeeray maanta kaasi oo ahaa isbuucaan...

Norway Dadka ka shaqeeya Shirkada Boostooyinka (Posten norway) oo Shaqo la.aan ku soo wajahan.

0
Dalka Norway Shirkada qeebisa warqadaha ee boostada isla markana gaarsiisa Xaafadaha ayaa shirkad kale la gashay heshiis cusub. Shirkada BM ayaa shirkada Posten norway ku...

Norway iyo Ingariiska oo isku Raacay Heshiis ku saabsan Shacabka Norway ee UK ku...

0
Dowlada Norway iyo Dowlada ingariiska ayaa gaaray heshiis dhexdeedo ah kaasi oo ku aadan muwaadiniinta Norway ee ku sugan Dalkaasi. Raisal wasaaraha Dalka UK Theresa...

Barlamaanka Norway oo Raaligalin siiyay Gabar Somali ah oo lagu Magacaabo Nora.

0
inkastoo ay tahay Raaligalin ku aadan taageero Caruur kasoo horjeeda tarbiyeenta Waalidkooda hadana Barlamaanka Dalka Norway ayaa raaligalin siiyay Nora Ibrahim oo dalka dibadiisa...