Tuesday, April 23, 2024

Maxaad Ka Taqaanaa Maalinta Halloween-ka oo ku beegan 31 Oktober.

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad...

Digniin laga soo saaray Bariga Norway oo laga Filayo Baraf Xoogan iyo Koonfurta uu...

0
Sida ay sheegayaan warbaahinta norway Baraf xoogan ayaa laga filayaa Bariga Dalka Norway kaasi oo da.idoona Xoogiisa Maalinta Talaadada. dadka ku nool bariga Dalka Norway...

Norway Maxkamad lasoo taagayo Haweeney 70 Jir ah oo Baranbaro ku tilmaamtay Sumayo Jirdi.

0
Haweyne ku nool magaalada Bergen ayaa lagu wadaa in maxkamad lasoo taago kadib markii ay isir naceyb kula dhaqaaqday Gabar Somali ah isla markana...

War Hada Ah France oo lagu xiray 20 Sano jir Swidhish ah oo Dil...

0
tan iyo maalinta Jimcaha Booliska Dalka norway ayaa shaaciyay muuqaalo 20 sano jir kasoo jeeda Dalka sweden kaasi oo dil ka geestay Caasimada Dalka...

Maxkamadeynta Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa shari u soo celinta.

2
Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka...

Maxkamadeynta Mahad Abiib oo Norwey ka bilaabatay iyo Xildhibaan Somali ah oo Marqaati Noqonaya.

1
Xaalada Mahad Abiib ayaa u muuqata mid soo hagaageysa kadib markii Maalinta isniinta ay maxkamadeyntiisa dib ugu bilaabatay Caasimada Dalka Norway ee Oslo. Dacwada Mahad...

Fardosa oo ku guuleysatay Mudo 3 Bil ah in ay iska jarto Culees dhan...

0
Fardosa Abdi Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana ku nool dalka Sweden ayaa ku guuleesatay in ay iska jarto 11...

Dowlada Norway oo Miisaaniyada ku dartay Lacag loogu tala galay Qaxootiga Sanadkan ay soo...

0
Dowlada Norway ayaa adkeysay Sharciyada Dalkeeda tan iyo Sanadkii 2015 oo qaxooti badan soo galeen qaarada Yurub. Xaalada Qaxootiga ayaana sii xumaaday kadib markii uu...

Norway oo kordhisay Tirada Qaxootiga ay Qaadaneyso Sanadka Danbe oo la ansixiyay.

0
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadka danbe gaar ahaan qoondada ay kasoo qaadaneyso Caalamka. Tirada Qaxootia qaadaneyso ayay sanadkan saro...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...