Thursday, April 18, 2024

Hay.ada Qaxootiga Aduunka oo Norway ka dalbatay in dib u dajin u sameyso 5,000...

0
Dowlada Norway ayaa laga codsaday sidii dib u dajin ugu sameyn laheyd ku dhawaad 5 kun oo qaxooti ah kuwaasi oo ku sugan Xaruumaha...

Bangiga dhexe ee Dalka Norway oo kordhiyay Lacagta Ribada ama dulsaarka.

0
inkastoo ay aheyd qorsho horay loo saadaalinayay hadana waxaa markii ugu horeesay mudo 7 sano kadib uu bangiga dhexe ee dowlada norway saro u...

Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku baahisay internetka.

1
Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga  Miljöpartiet. Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay...

Norway Xisbiga Frp oo soo jeediyay in dib loo celiyo Qaxootiga Suuriyaanka ee heesta...

0
Xisbiga FRP oo ah xisbiga sadaxaad ee ugu weyn dalka norway ayaa soo jeediyay sharcig dhigaya in dib loo celiyo qaxootiga suuriyaanka ee ku...

Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

0
barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag...

Norway labo xisbi oo isku raacay in la xadido sida qofka looga cashan karo...

0
isbadalka ka jira qaarada yurub ee dhanka sharciyada waxa uu sameyn xoogan ku yeeshay dalka norway oo xiligan sameeyay sharciyo badan oo dhanka soogalootiga...

Norway oo Somalida heesta basaboorka Buluuga ku amartay qadashada Midka Somaliga..

0
War kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Dalka Norway ayaa somalida wadankaasi qaarkood lagu amray in ay qaataan basaboorka somaliga oo dhawaan ay aqoonsatay dowlada...

Maxaa ku soo kordhay Qorshe Dowlada Norway ay ku celineyso 1,600 Qof oo Somali...

0
Dowlada Norwey ayaa la sheegay in ay wado qorshe ay Soomaaliya dib ugu soo celineyso dad gaaraya 1,600  qof oo Soomaali ah, waxaana dadkan isugu...

Norway Sharci ogolaanaya in Korontada (ankledevice) Lagu Ciqaabo Caruurta 15 sano jirka ah oo...

0
Dowlada Norway ayaa wada qorsho booliska siinaya in caruurta gangiska ee 15 sano jirada ah loo isticmaalo korontada marka lagu helo falalka dambiyo ah. hadii...

Mahad Abiib oo lagu soo celiyay Dalka Norway Isagoo laga qaaday dhiiga DNG-ga..

0
Mahad Abiib oo ah dhibane Somaliyed isla markana sharcigiisa dalka norway laga ceshtay goor hore ayaa markale ku soo laabtay Caasimada Dalka Norway. Abiib ayaana...