Friday, May 3, 2024

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...

Norway oo Musaafurin ku xukuntay 18 sano jir sameeyay Waxyaaba Qarxa.

0
Wasaaradda Caddaaladda Norway ayaa 18-sano jir ah ku sugan dalkaasi ku xukuntay toban bilood oo xabsi ah kadib markii uusameysey qalab qarxa oo loo...

Maxkamada Oslo oo lasoo taagay Hooyo Somaliyed oo leh 5 Caruur ah laguna heesto...

0
Mudo hal sano ayaa laga jooga markii hooyo somaliyed oo ka tirsan Qaxootiga ku sugan Dalka Norway lagu qabtay garoonka diyaaradaha Oslo iyadoo ku...

Norway oo laga Celiyay Sanadkan ku dhawaad 5,000 kun oo Ajaanib ah Wadankee ugu...

0
Ku dhawaad ​​5,000 oo ajaanib ah ayaa laga tarxiilay Norway sanadkan Bilayska Noorweey ayaa dhoofiyay 4,722 kun ajaanib ah 11kii bilood ee ugu horreeyay...

Akhriso Sharci Cusub Somalida Norway oo looga baahanyahay Basaboorka Somaliga Xiliga dalbashada Basaboorka weyn...

0
laga bilaabo 1 january ee sanadka cusub waxaa dalka norway ka bilaabanaya Sharci cusub oo ku aadan qofka dalbanaya basaboorka dalkaasi ee Norwegianka ah. Sida...

Norway Cudurka Kansarka oo keenay dhimashada ugu badan ee Dadka Norwegianka.

0
Sannadkii hore, dad badan ayaa u dhintay kansarka marka loo eego cudurada wadnaha ee wadankan. Tirakoobyada cusubi waxay muujinayaan Sababta Diiwaangelinta Dhimashada, oo ay daabacday...

Labo kamid ah Wasiirada Norway oo la kulmay Somalida ku nool Dalka Norway.

0
labo kamid ah Wasiirada Dalka Norway ayaa kulan la qaatay somalida Norway gaar ahaan raga somalida ee ku nool dalka kuwaasi oo heesta qoysaska...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga ay qaabishay Sanadkan iyo Wadanka ugu badan.

0
Ilaa hadda 2,882 kun oo magangalyo-doon ayaa yimid Norway; 500 ayay hoos u dhacday tii sannadkii hore. afar meelood hal meel ayaa ka yimid...

Sharci Cusub oo ka bilaabanaya Dalka Norway Horaanta Sanadka Cusub ee 2019.

0
Laga bilaabo sannadka cusub, isticmaalka taleefanada gacanta ee baabuurta waxaa lagu ciqaabi doonaa laba dhibcood oo ku jiridoona liisan kaarka darawalnimada. Haddii loo baahdo, tirada...

Norway oo Xabsiga u kordhisay Hooyo Somaliyed oo lagu eedeeyay Argagixisinimo.

0
mudo sanad ah oo Xabsi ku jirtay kadib ayaa hada loo kordhiyay waqtiga ay ku sii jireyso Maxkamada sida ay go.aamisay Maxkamada Degmada Oslo...