Friday, May 3, 2024

Norway oo Qaxooti kasoo qaadaneysa Kongo, Koonfurta Sudan iyo Suuriya.

0
Sida uu shaaciyay Wasiirka Cadaalada Dalka Norway Dowlada ayaa Qaxooti kasoo qaadaneyaa Wadamo ay kamid yihiin Congo , Sudan iyo sidoo kale wadanka Suuriya...

Qaxooti ku Xayirnaa 3 isbuuc Markab dushiisa oo Wadamada Yurub loo qeebiyay.

0
Qaxooti kor u dhaafaya 49 qof isla markana ku xayirnaa Bada Mediterranean ayaa ugu danbeyn loo ogolaaday in laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen kadib...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga isdhiibay Sanadkii hore oo Somalida aan ku jirin.

0
Laanta Socdaalka dalka Norway ee UDI ayaa soo bandhigtay tirada guud ee qaxootiga iska dhiigay dalka Norway kuwaasi oo hoos uga dhacay tirada sanadihii...

Norway oo Sharciga Rasmiga siineysa Dhalinyarada heesta Sharciga kumeel gaarka.

0
Sida uu qoray website-ka hay.ada soo galootiga u qaabilsan Dalka Norway ee UDI waxaa dib u eegis lagu sameeyay dhalinyarada ku sugan dalka norway...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo Shacabka ka Codsatay in Caruur badan dhalaan.

0
Raisal wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa fariinteeda sanadka cusub ee 2019 diirada ku saartay codsi ay u jeedisay Shacabka Norway iyadoo ka dalbatay in ay...

Norway 16 qof oo ku dhaawacmay Rashka la riday Sanadka Cusub.

0
tirakoob lagu sameeyay tirada dadka ku dhaawacmay rashka ama Bulaleerka la rido sanadka cusub ayaa laga soo saaray wadanka Norway iyadoo dadka badankooda laga...

Norway Tirakoobka SSB Somalida oo ugu badan Qaxootiga dib ugu laabta Dalkooda.

0
Warbixin ay soo saartay hay.ada tirakoobka u qaabilsan dalka norway ee SSB ayaa lagu cadeeyay in qaxootiga somalida ay ugu horeeyaan dadka dib ugu...

Norway Shaqo la.anta Dalka oo hoos u sii dhacday bisha December.

0
Dhamaadkii Diseembar, 63,500 ayaa si buuxda shaqo la'aan u ahaa sida ay sheegtay Nav. Taasi waxay u dhigantaa 2.3 Boqolkiiba Shaqaalaha. Shaqo la'aanta guud, oo...

Shacabka Norway oo 53 boqolkii u codeeyay in Sharciga Qaxootiga lasii adkeeyo.

0
tirokoob lagu sameeyay fakarka bulshada norway ee ku aadan qaxootiga dalkaasi ayaa loo qabtay Shacabka iyadoo ay kasoo baxeen sida bulshada ugu kala duwanyihiin...

Xisbiyada Krf iyo Frp oo ogolaaday Wada-hadalka Dowlada Norway iyagoo dalbaday adkeynta Qaxootiga.

0
labada Xisbi ee kala ah Krp iyo Frp ayaa aqbalay wada hadal dowlada norway lala galo kaasi oo salka ku haya heshiis laga gaaro...