Home Wararka Maanta Norway oo Qaxooti kasoo qaadaneysa Kongo, Koonfurta Sudan iyo Suuriya.

Norway oo Qaxooti kasoo qaadaneysa Kongo, Koonfurta Sudan iyo Suuriya.

0

Sida uu shaaciyay Wasiirka Cadaalada Dalka Norway Dowlada ayaa Qaxooti kasoo qaadaneyaa Wadamo ay kamid yihiin Congo , Sudan iyo sidoo kale wadanka Suuriya kuwaasi oo ku sugan Kaamam ku yaalla Africa iyo Asia waxana Sharci ahaan ay ku imaanayaan Norway.

Qaxootiga ay soo qaadaneyao Norway ayaa ah kuwa loo maray Hay.ada Qaxootiga Caalamka ee UNHCR Waxana Qorshaha Dowlada ee Qaxootigaasi kamid yihiin 3,000 kun oo Qaxooti ah kuwaasi oo sanadkan Cusub loogu tala galay in Caalamka Laga soo qaado.

Wadamada iyo Tirada Qaxootiga ee hada lasoo gudbiyay.

  • 900 Qaxootiga Congolese refugees ee gudaha Uganda
  • 750 Syrian refugees in Lebanon iyo 250 Syrian refugees in Jordan
  • 500 South Sudanese refugees gudaha Ethiopia
  • 450 refugees oo kasoo qaxay Libya iyo wadamo kale oo waqooyiga Africa ah.

Barlamaanka Norway ayaa dhameeyay miisaaniyada loogu tala galay Qaxootigaasi hase yeeshee kuma jiraan Qaxootiga sida iskooda u soo gaaray Dalkaasi ee Sharciga u baahan.

Somaliska Oslo

Xigasho/norwaytoday

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here