Dalka Norway 8 Xabsi oo laga mamnuucay in diyaaradaha dul maraan.
Sideedaan xabsi ee mamnuucitaanku quseeyo ayaa waxay kala yihiin Xabsiga Bergen, kan Halden, jeelka Ringerike, kan Stavanger , xabsiga Telemark qaybta Skien, xabsiga Trondheim,...
Norway Hay’ada NAV oo 11,000 kun oo Qof ka joojisay Lacagta taageerida ee Xiliga...
Tirakoob ka soo baxay Nav ayaa muujiyey in 8.500 qof laga joojiyey inay qaataan lacagta la siiyo qofka shaqo la’aanta noqda (dagpenger) kadib markii...
Norway oo kordhisay kana dhigtay 80,140 Nok Lacagta la siiyo Hooyada ee Xiliga dhalmada.
Dowlada Norway oo markaan dhiiro galin xoogan ku heysa waalida ku nool Norway ayaa kordhisay lacagta loogu tala galay hooyo kasta xiliga ay dhasho...
Dowlada Norway oo Fureysa Xabsi Caruurta loogu tala galay in lagu Xiro.
Granavolden-madashu waxay furaysaa goobo loogu talo galay in carruurta dambiyada gala looga xanibo dhaqdhaqaaqa.
Mas’uulka Frp u qaabilsan dhanka siyaasadda cadaaladda Solveig Horne ayaa u...
Norway oo Dalkeeda ka ceyrisay Dublamaasi u dhashay Dalka Poland oo lagu eedeeyay.
diblomaasigan ayaa dhowr jeer ka hadlay kiisas la xiriira Barnevernet.
Wasaaradda arrimaha dibadda (UD) ayaa cadaysay inay dalka ka erisay diblomaasi u dhashay dalka Poland...
Norway Somalida oo lagu tilmaamay Qaxootiga ugu badan ee Caruurta u dira Somaliya.
warbixin laga soo saaray Dalka norway isla markana looga hadlayay baaritaan lagu sameeyay caruurta loo diro wadamada Dibada ayaa lagu sheegay in Caruurta Somalida...
Norway Haweeney lagu tooreeyay Dukaan ku yaalla Xaafada Møllergata ee Caasimada Oslo.
Haweenay middi lagu dhaawacay fal isku day dhac ah bartamaha dukaan ku yaalla Møllergata magaalada Oslo.
Dhacdadaan ayaa abaara 12.53 ka dhex dhacay dukaanka cuntada...
Norway Siyaasada Qaxootiga ee Xisbiga Frp oo u xayiran Dhismaha dowlada la wadaagayo
Afarta xisbi oo dhawaanahanba ka wada xaajoonayey dhismaha xukuumad cusub ayaa isku mari la’ saddex qodob.
Madaxda afarta xisbi ee kala Høyre, FrP, Venstre iyo...
Norway Farmashiiyada oo laga waysanyahay Dawooyin Muhiim u ah Bulshada.
Daawo la’aantaan ka jirta Norway oo ah mid weyn oo ka dhigan in dadweynuhu aanuu helin karin dawadii loo qoray.
Sida uu qoray Stavanger Aftenblad daawooyinkan la...
Dalka Norway oo kaalinta ugu horeysa ka galay dimuqraadiyadda Caalamka.
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay.
Dalka Norway ayaa...