Friday, April 19, 2024

Norway Labo Caruur ah oo Bas ku jiiray Xaafada Verningen.

0
lab carruur iskuulay ah ayuu jiiray bass marayey jidka cinwaankiisu yahay Skuggedalsveien ee Verningen sida uu qoray wargeyska Østlands-Posten oo soo xiganayey boolean. Hay'adaha gurmadka degdega ah...

Xildhibaan ka tirsan Norway oo Hub laga helay Gurigiisa iyo Qof uu u hanjabay.

0
Xildhibaanka Frp Mazyar Keshvari ayaa laga mamnuucay inuu booqdo qofkii uu u hanjabay. Warka arrintan ku saabsan waxaa la wadaagay warbaahinta qaasatan wargeysyada VG iyo...

Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.

0
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...

Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah Si Lacagta...

0
Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah. Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay Sharuud Luuqada ah ku Xirto dadka ku...

Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.

0
Dowlada norway gaar ahaan Hay'ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi...

Dalalka Yurub 5 kamid ah oo qeebsaday Tahriibyaal saaran Markab oo loo diiday in...

0
Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday...

Barlamaanka Norway oo diiday in Norway laga badalo nidaamka boqortooyada ku dhisan.

0
Aqlabiyada baarlamaanka oo ka soo horjeestay in Norway laga raro nidaamka boqortooyada ayna noqoto jamhuuriyad. Sideed xildhibaan ayaa ku soo kordhay hadda marka loo eego...

Dalka Norway 8 Xabsi oo laga mamnuucay in diyaaradaha dul maraan.

0
Sideedaan xabsi ee mamnuucitaanku quseeyo ayaa waxay kala yihiin Xabsiga Bergen, kan Halden, jeelka Ringerike, kan Stavanger , xabsiga Telemark qaybta Skien, xabsiga Trondheim,...

Norway Hay’ada NAV oo 11,000 kun oo Qof ka joojisay Lacagta taageerida ee Xiliga...

0
Tirakoob ka soo baxay Nav ayaa muujiyey in 8.500 qof laga joojiyey inay qaataan lacagta la siiyo qofka shaqo la’aanta noqda (dagpenger) kadib markii...

Norway oo kordhisay kana dhigtay 80,140 Nok Lacagta la siiyo Hooyada ee Xiliga dhalmada.

0
Dowlada Norway oo markaan dhiiro galin xoogan ku heysa waalida ku nool Norway ayaa kordhisay lacagta loogu tala galay hooyo kasta xiliga ay dhasho...