Friday, May 24, 2024

Norway oo Wax ka badashey Sharuudaha Waalidka Basaboorka u dalbaya Caruurta

0
Dowlada Norway ayaa wax ka badashey Qaabka Waalidka uu u dalbanayo Basaboorka Caruurta ka yar 18 Sano jirka ama Kaarka Aqoonsiga. laga Bilaabo Bisha November...

Norway Meydka Labo Qof oo laga helay Magalaada Skien

0
Laba qof ayaa meydkooda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Skien. Booliska ayaa sheegay isagoo intaasi ku daray in dhacdada la baarayo Sida...

Norway oo Xukun Xabsi ku riday Nin gubi jiray Quraanka Kariim-ka

0
Maxkamada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun ku riday nin ku caanbaxay inuu gubo Quraanka kariimka. Ninkan oo Garabka Midig ee fog ka tirsan ayaa dhoor...

Ciidanka Norway oo soo bandhigay Muuqaalka gaas ka soo daadanaya badda Baltic-ga

0
Ciidamada Difaaca Norway ayaa hadda soo bandhigay muuqaalo laga soo duubay badda Baltic-ga oo muujinaya sida saddexda gaas ee ka soo daadanaya dhuumaha gaaska ee...

Booliska Norway oo Qabtay labo nin oo ka danbeeyay toogasho ka dhacday Oslo

0
Booliska magaalada Oslo ayaa shalay xabsiga dhigay labo nin oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen toogasho ka dhacday baar ku yaala magaalada Oslo bishii June ee sanadkan. Sidaasi waxaa...

Haweeney Shaqada looga ceyriyay Shukulaato ay ka cuntay Goobta Shaqada

0
Haweeney ah dadka ka shaqeeya nadaafada ayaa laga ceyriyay goobtooda shaqada sababo la xiriira inay cuntay shukulaato taalay goobta shaqada falkan ayaa ka dhacay...

Norway: Isbadal lagu Sameeyay Kaarka Wadista Gawaarida

0
Qof kasta oo dalbada shatiga darawalnimada cusub, laga bilaabo 1da Sebtembar, wuxuu heli doonaa mid wata naqshad cusub. Iyadoo kuwa hore lagu badalayo. - Naqshadaynta...

Booliska Norway oo bilaabay baaritaanka haweeney u dhalatay Norway oo meydkeeda laga helay Soomaaliya

0
Booliska magaalada Oslo ayaa furay baaritaan kadib markii haweeney u dhalatay Norway oo meyd ah laga helay Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay maamulaha warbaahinta Unni...

Norway oo Ganaaxday Dhoor Qof Alaab Celis ah u diray Africa

0
Dowlada Norway ayaa ganaaxday Afar Qof oo alaab celis ah u waday Qaarada Africa. Afartan Qof ayaa Alaab nuuca la isticlaamay ku guray Kontoonaro waxaana...

War Hada AH: Toogasho ka Dhacday Caasimada Oslo oo 19 Qof lagu Dhaawacay

0
Intii lagu guda jiray dabaaldeg ka socday Caasimada Oslo ayaa nin wuxuu rasaas ku furay goob lagu caweeyo ee Per oo ku taal goobta...