Heerka Shaqo La’anta Norway oo soo Kordheysa Sida ay Sheegtay SSB
Heerka Shaqo La'anta Norway ayaa Korortay Shaqo la'aanta ayaa hadda maraysa 4,6 boqolkiiba, sida lagu sheegay tirokoobyada SSB.
Shaqo la'aanta ayaa kor u kacday boqolkiiba...
Norway:- Nin Cunsuri ah oo Haweeney soo Galooti ah ku dilay Caasimada Oslo
Nin 18 jir ah oo ku nool Norway ayaa wajahaya eedo culus kadib markii uu haweeney asalkeedu soo galooti ah ku dilay xarun dhalinyaro...
Dalka Norway oo laga helay Meyka Nin Swedhish ah oo la la’aa mudo 6...
Nin u dhashay dalka Sweden oo da’diisa lagu qiyaasay soddon jir, kaas oo la la’aa tan iyo bishii November ee sannadkii 2024-kii, ayaa maydkiisa...
Norway oo 15 Sano Xarig ah ku Xukuntay Xawaaladle Somali Ah
Nin Asal ahaan kasoo jeeda Somaliya ayaa lagu helay Dambi ah inuu adeeg lacag bixin ah ka waday dibadda isoo isticmaalaya xafiis ku yaalla...
Norway oo Maxkamad soo taagtay Dhaqtar ku Takhasusay Cudurada Haweenka oo Kufsaday 87 Haween
Maanta ayay maxkamada Norway bilowday dacwad lagu soo oogay dhaqtar ku taqasusay cudurada haweenka oo lagu eedeeyay inuu kufsaday 87 haween ah xili ay...
Gabdho Somali Walaalo ah oo lasoo Taagay Maxkamada Oslo ee Norway
Dhageysiga dacwadda ka dhanka ah labo gabdhood ee walaalaha ah ayaa ka billaabatay oslo.
Labada Gabdhood oo Somali ah Waxaa lagu soo oogay dacwad...
Norway oo Sharuud ku Xirtay Lacagta lagu helo Dhalmada oo gaareysa 92,000 kun kr
Dowlada Norway ayaa sharuud ku xirtay lacagta la helo xiliga dhalmada ee la siiyo hooyada markaasi dhasha lacagtaasi oo gaareysa 92,000 kun oo karoon.
Hay'ada...
Dowlada Faransiiska oo Sharciga Siiyay Mahad Abiib oo Somaliya kasoo jeeda
Dowlada Faransiiska ayaa Sharciga Dagaanshaha siiyay Mahad Abiib oo Norway kala Noqotay Sharciga Wadankeeda iyadoo Sabab uga dhigtay inuusan Aheyn Somali.
Faransiiska ayaa sameeyay baaritaan...
Darawalo Taksiilayaal ah oo Qarka u Saaran in laga Ceshto Kaarka Wadista ”4000 oo...
ku dhawaad 4000 oo taksiile ah ayaa qarka u saaran in laga ceshto Sharciga Wadista ee Taksiyada kadib markii ay Dowlada ku soo rogtay...
Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...