Tuesday, April 7, 2026
Baaritaan uu sameeyay Raadiyaha Iswiidhen ayaa lagu ogaaday cillado isdaba joog ah oo ku yimid daryeelka maskaxeed ee la tacaalida kiiska gabar 11 jir...
Booliska Stockholm ayaa aqbalay codsi uu u soo jeediyay halgame u dhashay Urdun Alaa Al-Fazza oo ahaa in calanka Israa’iil lagu gubo safaaradda Israa’iil...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Bjorn Soder ayaa ka hadlay warka ku saabsan xil ka qaadista lagu sameeyay agaasimihii guud ee hey’adda socdaalka, Mikael Rebenvik,...
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta ugu weyn ee Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku dilay saddex qof, shan...
Dawladdu ayaa go’aansatay in aan loo kordhin xilka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka, Michael Rebenvik, si uu xilka uga tago dhammaadka May ee soo...
Baaritaan uu maanta daabacay TV-ga Sweden ayaa lagu ogaaday in shantii sano ee ugu dambeysay Sweden laga dhoofiyay 916 caruur ah . Baaritaanku waxa uu...
Haweeney 50 jir ah ayaa u dhimatay dhaawac ka soo gaaray rasaas lagu toogtay magaalada Örebro shalay fiidkii. Haweeney kale oo 25 jir ah ayaa...
Qorhaha lagu tijaabiyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee leh calaamadaha covid-19 ayaa meesha laga saarayaa 15ka Febraayo, sida uu qoray wakaalada caafimaadka dadwaynaha war saxaafadeed. Sharciga waxaa...
In ka badan 21,700 oo qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya. Dhimashada ayaa wali la filayaa inay korodho. Ilaa...
Labo qof oo kala ah wiil 18 jir ah iyo wiil 17 jir ah ayaa lagu helay dambi ah inay gabar aan qaangaar ahayn...