Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah diyaaradahooda wax basaasa ee...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden.
"Qiimayntayada guud ayaa ah...
Garsoorka Dalka Sweden ayaa maanta xukun ku riday saddex qof kadib markii ay kufsi iyo dhac u geysteen haween ku sugan magaalada Malmö oo...
Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa soo celiyay xiriirkooda diblomaasiyadeed. Waxaa loo arkaa guul darro weyn oo soo gaartay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu.
Benjamin Netanyahu ayaa...
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet.
Booliiska...
Waaxda saadaasha hawada ee Sweden (SMHI) ayaa ka digtay baraf cusub oo dabaylo wata oo ku soo wajahan qaybo badan oo dalka ah.
Waxay xustay in Dalarna...
Ku dhawaad 30 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen kadib markii ay la qalibantay dooni si xad...
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro...
Afar qof ayaa lagu dilay koonfurta Stockholm shan maalmood gudahood.
Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday magaalada Flemingsberg gaar ahaan guri ku yaala dhismo dabaq...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa mar kale ku baaqay in dalka Sweden laga mamnuuco cod-baahiyeyaasha.
Barta rasmiga ah ee xisbiga ee Twitter-ka ayaa la soo dhigay...
















