Roobab mahiigaan ah ayaa mar kale sababay in daadad ay ku soo rogmadaan meelo badan oo ka tirsan gobolka Örebro ee dalka Sweden. Danmark dhankeeda,...
Nin Bosnia ah ayaa dilay xaaskiisii hore, taas oo uu ku galay dambi si toos ah looga baahiyay bartiisa Instagram-ka. Waxa uu sidoo kale uu dilay...
Mudo laga joogo labo todobaad waxaa dalka Sweden gaar ahaan Nynäshamn ka dhacay Dil ay ka naxeen Dadka Somalida ee ku nool Dalka Sweden...
Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD ayaa ku tala jira in meesha laga saaro bixinta Sharciga Deganaanshaha ee Dalka iyadoo taasi badalkeeda qof walbo la...
Dowladda Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday baaritaan cusub oo lagu adkeynayo habraacyada ku xeeran xarumaha masaafurinta ee Hay’adda Socdaalka .
Wasiirka socdaalka, Maria Malmer Stenergaard, ayaa shir jaraa'id oo...
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'an ku gaartay in dalka laga tarxiilo Hooyo Naela iyo Afar Caruur ah oo ay dhashay kuwaasi oo dalka...
Booliska Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen go’aanka ay ku adkaynayaan ilaalinta xuduudka Sweden, ilaa 17ka Agoosto.
Waxayna booliisku dhowr toddobaad ka hor go’aansadeen in la xoojiyo kontoroolka...
Dowlada Sweden ayaa ogolaansho Cusub siisay Silwan Najm Ogolaashaha oo ah mid ay Banaanbax kaga dhiganeyso Bartamaha Caasimada Stockhom.
Silwan Najm ayaa ah Haweeney u...
Dawladda Ingiriiska waxay ku dhawaaqday inay soo rogi doonto ganaaxyo loo shaqeeyayaasha iyo mulkiilayaasha guryaha ee shaqaaleeyay muhaajiriinta warqad la'aan ama u ogolaatay inay...
Dhacdo lamid ah tii ka dhacday Dalka Sweden gaar ahaan inta u dhaxeysa Xaafadaha Tensta iyo Rinkeby ayaa ka dhacday Dalka Canada kadib markii...














