Wednesday, April 8, 2026
33-jir iyo 22-jir ayaa loo xiray sababo macquul ah oo looga shakisan yahay qarax ka dhacay Uppsala halkaas oo haweeney 25-jir ah ay nafteeda...
Qarax xoogan ayaa ka dhacay xaafad ku taal Fullerö ee waqooyiga Uppsala waxaana ku geeriyootay haweeney 25 jir ah, sida uu sheegay booliska. Haweeney ayaa...
Madaxa sirdoonka booliska ee Jale Poljarevius ayaa sheegay in boolisku aysan haysan dhaqaale ku filan oo ay ku difaacaan dhammaan ehelada rabshadaha sii socda,...
26 muwaadin Ciraaqi ah ayaa si qasab ah looga musaafuriyay Sweden sida ay shaacisay Warbaahinta SR Ekot Diyaaradda oo ay la socdeen muwaadiniinta Ciraaq ayaa...
Bilayska Sweden ayaa Shalay oo Isniin ah ku dhawaaqay war-saxaafadeed inay joojinayaan codsiga iyo bixinta baasaboorka ku-meel-gaarka ah ee Arlanda kaasi oo loo yaqaano...
Feeryahanka Swedishka ee asal ahaan ka soo jeeday Chechnya, Hamza Chimaev, ayaa go’aansaday in uu isaga tago Sweden , oo uu joojiyo matalidda tartamada...
Silwan Mumika oo hore uga tirsanaan jiray maleeshiyo Ciraaq ka dhisan ayaa ku dhawaaqay inuu joojinayo gubista Qur’aanka kariimka ah, maalin kadib markii booliska...
Magaalada Malmö waxaa si qalad ah loo siiyay hilibka doofaarka 180 shaqaale ah, inkastoo siyaasadda cusub ee lagu mamnuucayo hilibka uu ka jiro dhammaan...
Dowladda Sweden ayaa go’aansatey in ay boqollaal milyan oo krone u qoondeyso miisaaniyada deyrta si loo sameeyo xarumo lagu celiyo qaxootiga la diido, xeryo...
Dad badan ayaa Xaq u yeelanaya inay heli karaan lacagta A-kassa-da ee la siiyo dadka shaqada kasoo dhamaato sida ku cad warbixin lagu daabacay...