Meel waanagsan ayay mareysa doorashada la filayo in sanadkan dhamaadkiisa ka dhacdo Dalka Sweden kuwaasi oo xisbiyada qaarkood ay hogaanka u hayaan dhanka doorashada...
sida ay ku warameyso wakaalada Socdaalka Dalka Sweden ee migrationsverket ayaa shaacisay in ay dib u dajin u sameesay ilaa 3,000 kun oo qaxooti ah...
xaalada adag ayaa wali ka sii taagan koonfurta Dalka Sweden taasi oo ku aadan hawada wadanka oo aad u xun.
labo maalin kaliya waxaa dhacay...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay wadada E4 isagoo ku sii socda Magaalada Upsalla oo khudbad ka jeedin lahaa.
sida uu ku...
inkastoo goor siihoreysay uu qirtay TV2 qaladka la xiriira warbixin dhawaan laga faafiyay somalida Denmark hadana somalida ayaa wada faafaahinta wanaaga ay qabtaan iyo...
Gobolada Dalka Sweden gaar ahaan kuwa ku yaalla dhanka koonfurta magaalada ayaa laga filayaa baraf xoogan iyo qabow aan horay loo arag.
Ha.ayada Sweden u...
Nin dhalinyaro ah oo 18 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo ku saabsan labo dhalinyaro Soomaaliyeed oo toori lagu dilay.
Ninkan...
Xafiiska Shaqada Sweden Arbetsförmedlingen ayaa bilaabay qaab cusub oo loo gudbinayo warqada loo yaqaano (närvaro) taasi oo laga dhigay qaab casri ah oo online...
Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay bilowday sharci kasoo horjeeda caruurta markaasi loo diro quraanka kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa.
Qorshaha Dowlada ayaa yimid...
kooxda skidskyttestafett ee ku caanbaxday ciyaarta barafka ee toogashada iyo qori isku dhiibka ayaa ku guleesatay dahab cusub.
biladaasi ayaa ka dhigan in wadanka sweden uu...













