Home Wararka Maanta Sweden Kooxda skidskyttestafett ee ciyaarta Barafka oo ku guuleysatay Dahab,,

Sweden Kooxda skidskyttestafett ee ciyaarta Barafka oo ku guuleysatay Dahab,,

0

kooxda skidskyttestafett ee ku caanbaxday ciyaarta barafka ee toogashada iyo qori isku dhiibka ayaa ku guleesatay dahab cusub.

biladaasi ayaa ka dhigan in wadanka sweden uu qaato biladii 7 aad inta sweden ay ka qeyb galeyso ciyaaraha olempicada ee ka socda Asia.

xidigaha ku guuleestay ciyaarta ayaa kala ah Peppe Femling, Jesper Nelin, Sebastian Samuelsson iyo Fredrik Lindström..

Dalka sweden ayaa kamid ah wadamada ku caanbaxay ciyaaraha barafka waxana ay kala sootagaan bilado badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here