Home Wararka Maanta Qof loo xiray dhalinyaro Somali ah oo dhawaan lagu dilay Caasimada London..

Qof loo xiray dhalinyaro Somali ah oo dhawaan lagu dilay Caasimada London..

0

Nin dhalinyaro ah oo 18 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo ku saabsan labo dhalinyaro Soomaaliyeed oo toori lagu dilay.

Ninkan oo lagu magacaabo Isaiah Popoola oo 18 ah ayaa loo heystaa dilka Cabdiqaadir Xasan oo 17 jir ah iyo Sadiiq Aadan Maxamed oo 20 jir ah, kuwaas oo talaadadii lasoo dhaafay lagu diley xaafadda Camden ee London.

Waxaa sidoo kale ninkan loo heystaa dhaawacyo uu u geystay labo qof oo kale isla habeenkaas uu dhacay falka dilka ah.

Mr. Popoola ayaa kasoo muuqan doona maxkamadda Highbury xili dambe oo maanta ah.

Sikastaba labadaan Dhalinayarda ah oo dilkooda loo adegsaday ayaa la dilay 20 Bishaan Habeen talaado ah,waxaana uu walaac ku abuuray waalidiinta Dhalinyaradaas iyo dad saaxiibo dhow la’ahaa.

bbc

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here