Sunday, February 8, 2026
Sida ay sheegeen Saaka Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonayaan in la joojiyo iskuulada ku tiirsan Diimaha isla markana guud ahaan iskuulada laga dhigo kuwa ka madax-banaan...
Caasimada Noway ee OSlo waxaa habeenadan ka taagan falal amaanka kasoo horjeeda kadib markii dhoor taagasho ka dhaceen Magaalada. Subaxnimadii isniinta Abaaro 06:09 am waxaa...
dhawaan waxaa caasimada Norway ka dhacay kulan dhexmaray hay.ada laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dalkaasi iyo Somalida dalkaasi u sugan, Kulanka ayaa looga hadlay xaalada...
Abaaro 20:45 pm ee caawa ayaa labo qof waxaa laga helay Xaafada Sigtuna Halkaasi oo toogasho ka dhacay. Booliska ayaana helay digniin muujineysa toogasho ka...
Waxaa la kordhiyay sanadka qofka uu ku galayo waayeelnimada iyadoo saro loogu qaaday halsano iyo bar taasi oo ka dhigan in aad sii Shaqeyso...
siday ay sheegeen booliska magaalada Stockholm waxaa xaafada Kista ee ku taalla waqooyiga bari ee Stockholm lagu toogtay labo Qof. Abaaro 21:25 ee xalay ayaa...
iyadoo ay jiraan kiisas kuwaasi oo u xayiran baritaaan la xiriira dhanka da.da ayaa qeybta socdaalka u qaabilsan dalka sweden ee Migrationsverket waxay sheegtay...
Guri ku yaalla Xaafada Högsbotorp ayaa xalay oo jimco ah waxaa laga helay meydka Qof lagu sheegay 30 sano jir. Ehelada Qofkaasi ayaa Booliska u sheegay...
Waxay u muuqataa fursadihii u danbeeyay ee lagu heli karo imtixaanka tijaabada ee loo yaqaano ( kunskapsprovet ) kaasi oo dadka galaan marka ay...
Gudoomiyaha Cali Gacal Casir oo  la sugayay imaatinkiisa ayaa sheegay in ay ku da’daali doonaan dhameys tirka Heshiiskii la gaaray waxa uuna intaa raaciyey...