Dowlada Norway gaar ahaan xisbiga talada Dalka haya ayaa ku dhawaaqay in labo kamid ah Wasiirada xisbiga ay iska casileen Xilkooda.
iscasilaada labada wasiir ayaa...
Waxaa sii xoogeestay banaanbaxyo isbuucii labaad ka socda dalka Germalka kaasi oo dhigayaan kooxaha Naziyiinta ee kasoo horjeeda soo galootiga.
Kooxaha ayaana aad uga soo...
Meydka haweeney dhimatay isla markana loo shakinsan yahay in la dilay ayaa laga helay guri ku yaalla xaafa Gårdsten ee Caasimada Gotenburg.
Sida booliska uu sheegay...
sadax siyaasi oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kana soo galay dhanka Golaha Deegaanka ayaa been ka faafiyay kabo kamid ah Xisbiyada Dalka ee kala ah Moderaterna...
Ciidamada booliiska dalka Britian ayaa baadi goob kadib gacanta kusoo dhigay nin dhalinyaro ah lagu eedeeyay in dil argagax leh u geestay gabar ay...
inkastoo u muuqato mid lagu soo jiidanayo doorashada hadana xisbiga socialdemokraterna waxa uu sheegay in uu wax ka badalayo sharciga LSS ee caawinta dadka...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo kamid ah siyaasiyiin xisbiga ka joojiyay shaqada halka uu 7 kale uu hakad kaga sameeyay shaqadooda.
Siyaasiyiinta Shaqada laga joojiyay ayaa...
Xisbiga moderaterna ayaa balan qaaday lacag dheeraad ah oo lagu caawinayo dadka xanuunsan ee u baahan daryeelka.
Lacagta ayaa si gooni ah loogu caawindoonaa dadka...
Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018.
Laba ka mid ah...
inkastoo uu xisbiga sverigedemokraterna soo bandhigay ku dhawaad 200 oo qorsho ee ku aadan hogaaminta dalka ayaa dhanka kale waxaa jira dhoor arimood oo ugu...














