aroornimadii saaka xisbiyada isbaheestay ayaa casuumaad u diray xisbiga socialdemokraterna taasi oo ku aadan sidii loo dhici lahaa dowlada dhameestiran oo wadajira ah.
casuumaada ayaa...
isbadalka ka jira qaarada yurub ee dhanka sharciyada waxa uu sameyn xoogan ku yeeshay dalka norway oo xiligan sameeyay sharciyo badan oo dhanka soogalootiga...
maanta oo arboco ah ayaa lagu wadaa ku dhawaaqista doorashada sweden oo la sugayo tirinta codadka dibada iyo kuwa ku codeeyay postooyinka.
ku dhawaaqista natiijada...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna ee Caasimada Malmö ayaa kulan la qaatay dhigiisa xisbiga Sverigedemokraterna kulankaasi oo ku aadan sidii meesha looga saari lahaa xisbiga Socialdemokraterna.
Magnus Olsson,...
Somalida ku sugan Dalka sweden oo lagu qayaaso dadka labaad ee ugu badan dalka marka laga soo tago dadka dalka u dhashay ayaa dhanka...
wali waxaa harsan tirinta codadka qaarkood waxana gobolada qaar ku soo baxay xisbiyada isbaheestay ee Alliansen kuwaasi oo awooda kala wareegay kuwa Rödgröna.
Gobolada ay...
War kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Dalka Norway ayaa somalida wadankaasi qaarkood lagu amray in ay qaataan basaboorka somaliga oo dhawaan ay aqoonsatay dowlada...
waxaa socota tirinta codadka doorashada sweden oo badankeeda lasoo afjaray waxana hada haray codadka dadka ku sugan dalka dibadiisa oo la filayo in maalinta...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku wargaliyay Hogaamiyaasha Labda Xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna taasi oo ku aadan dhismaha Dowlad wada jir ah.
Jimmie...
marka laga soo tago xisbi walbo iyo tirada uu heesto waxaa dhanka kale aad iskugu dhow tirada codadka ay heestaan xisbiyada isbaheestay iyo kuwa...














