Sunday, April 28, 2024
Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay dalka iceland, Maxkamada Mahad Abiib ayaa horay loogu balan sanaa bisha October ee sanadkan balse maxkamad...
Inkasta oo ay dawladdu ballan qaaday sannad hortii sidii ay eegis ugu sameeyn lahayd suurtagalka iney suuriyaanku ka dalban karaan mideeynta qaraabada safaaradda uu dalkani ku leeyahay Lubnaan, hase yeeshee aanay dhicin. Halka suurtagalkaasi laga hir-geliyey safaaradda uu dalkani ku...
Haweeney asalkeedu yahay Jabuutiyaan, balse markii ay Noorweey timid sheegatay ineey ka timid Soomaaliya, ayaa haatan dowladda Noorweey waxaa ay biloowday ineey kala noqoto dhalashada dalkaasi. Sheekadda haweeneydan ayaa bilaabatay sanadkii 2104-tii, markaas oo ay barteeda facebook ku qortay ineey...
Magaaladda Göteborg ee caasimadda labaad ee dalkaan Iswiidhan ayaa maanta waxaa ka dhacay mudahaaradyo loogagag soo horjeedo falalka ammaan xummo ee magaaladda ay in dhawaale la daala dhaceeysay. Banaanbaxan oo ay soo qaban qaabiyeen urruro iyo shabakado isbiirsaday oo ka...
Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka. Waxaan u rajenayaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed...
Wargeyska Aftonbladet ayaa maalmahaan waxa uu baaritaan ku haayay qaabka ay u shaqayso Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Iyagoo soo bandhigay warbixino qarsoodi ah oo ku saabsan shaqadooda. Mowduuca ugu xiisaha badan ee laga qoray Migrationsverket ayaa ku saabsan amar ay...
Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba'an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita wadahalka. Inta badan...
Ka dib su'aalo badan ee nooga yimid akhristayaasheena ayaan la xiriirnay xafiiska saxaafada ee Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Hadaba wareysigeena sidaan ayuu u dhacay. Somaliska: Soomaalida degenaanshaha ka xareysaneysa Kenya ama Ethiopia miyay u baahanyihiin in ay keenaan baasaboor? haddii...