Tuesday, June 16, 2026
Sida uu sheegay raadiyaha Dowlada Sweden Macaliminta wax ka dhigta nawaaxiga dadka faqiirka ayaana laheyn aqoon dhameestiran oo dhanka waxbarashada. kala bar Macaliminta wax ka...
baritaan lagu sameeyay Waxbarashada heerka dadka waaweyn ayaa lagu sheegay in badal looga baahan yahay. koox baaritaan ku sameesa dhanka waxbarashada ayaa baaritaan ay ku...
inta lagu guda jiray xalay saqdii dhexe ayaa la gubay dhoor gaari oo taalay goob la dhigto gawaarida oo ku taalla magaalada Västerås. Tirada Gawaarida...
Margit Sandemo oo aheyd haweney caan ah kuna caan baxday dhanka qoraalka ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 94 sano jirka ah. Haweeneydan ayaa kasoo jeeda...
xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay in uu sameenayo cadaalad ku aadan dhanka haweenka iyo raga ee mushaharka ay qaataan. Hogaamiyaha xisbiga ayaa sheegtay in raga iyo dumarka...
inkastoo sharciyo cusub ay ka dhaqan galeen Dalka Faransiiska isla markana la filayay in dalka uu isbadal ka keeno dhanka qaxootiga cusub ee dalkaasi...
Dowlada Norway gaar ahaan xisbiga talada Dalka haya ayaa ku dhawaaqay in labo kamid ah Wasiirada xisbiga ay iska casileen Xilkooda. iscasilaada labada wasiir ayaa...
Waxaa sii xoogeestay banaanbaxyo isbuucii labaad ka socda dalka Germalka kaasi oo dhigayaan kooxaha Naziyiinta ee kasoo horjeeda soo galootiga. Kooxaha ayaana aad uga soo...
Meydka haweeney dhimatay isla markana loo shakinsan yahay in la dilay ayaa laga helay guri ku yaalla xaafa Gårdsten ee Caasimada Gotenburg. Sida booliska uu sheegay...
sadax siyaasi oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kana soo galay dhanka Golaha Deegaanka ayaa been ka faafiyay kabo kamid ah Xisbiyada Dalka ee kala ah Moderaterna...