Tuesday, April 28, 2026
Hay.ada laanta socdaalka sweden ee migrationsverket ayaa go.an cusub kasoo saartay ardayda dhigata waxbarashada dugsiga sare gaar ahaan dhalaanka dalka ku yimid qaab kaligood ah. Sharciga...
magaalada Mälmo waxaa ka dhacay dhoor toogasho kuwaasi oo qaarkood u dhinteen dadkii loo geestay. Nawaaxiga Fosie waxaa lagu toogtay wiil 20 sano jir ah talaadadii...
Warar been abuur ah ayaa lagu baahiyay dhanka internetka kuwaasi oo ka dhan ah doorashada Dalka Sweden ka dhaceysa. Xogta waxaa baahiyay Dad kale duwan...
Maxkamad ku taalla Magaalada Aalborg ee Dalka Denmark ayaa xukun la Xiriira go. an Musaafurin ku xukuntay Wiil Somali ah. warbaahinta Dalka Denmark ayaa baahisay...
Xisbiga Cusub ee demokraterna ayaa doonaya ku geeleysiga Degmaga Gotenborg ee Caasimada Labaad Sweden. Xisbiga ayaa Sheegaya in uu joojinyo Dhismaha Tunnelka laga bilaabay Caasimada kaasi...
Mahad Abiib oo ah dhibane Somaliyed isla markana sharcigiisa dalka norway laga ceshtay goor hore ayaa markale ku soo laabtay Caasimada Dalka Norway. Abiib ayaana...
Sida uu sheegay raadiyaha Dowlada Sweden Macaliminta wax ka dhigta nawaaxiga dadka faqiirka ayaana laheyn aqoon dhameestiran oo dhanka waxbarashada. kala bar Macaliminta wax ka...
baritaan lagu sameeyay Waxbarashada heerka dadka waaweyn ayaa lagu sheegay in badal looga baahan yahay. koox baaritaan ku sameesa dhanka waxbarashada ayaa baaritaan ay ku...
inta lagu guda jiray xalay saqdii dhexe ayaa la gubay dhoor gaari oo taalay goob la dhigto gawaarida oo ku taalla magaalada Västerås. Tirada Gawaarida...
Margit Sandemo oo aheyd haweney caan ah kuna caan baxday dhanka qoraalka ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 94 sano jirka ah. Haweeneydan ayaa kasoo jeeda...