Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la filayaa in laga soo masaafuriyo dalka Iceland, iyadoo lagu soo celin doono dalka Norway.
Mahad Abiib Maxamuud waxay Dowladda Norway sannadkii hore kala laabteen Muwaadinimadda Norwich,...
xisbiga Moderaterna ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa doorashada hadii uu guuleesto ee ku aadan dhanka canshuurta.
Moderaterna ayaa sheegay in uu yareenayo canshuurta Dalka isla markana hoos u dhigayo hadii uu ku soo baxo doorashda isagoo balan qaaday lacag dheeraad ah...
Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu dhawaaqay go.an ka hor imaanaya Shaqaalaha laga keeno dibada ee Dalka ka shaqeenaya.
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa arintaasi ku dhawaaqay maanta waxa uu sheegay Sababta keentay in la adkeeyo imaamshaha Shaqaalaha Dibada ka imanaya.
Raisa wasaaraha Dalka...
Xisbiga Liberalerna ayaa soo bandhigay qorsho sare loogu qaadayo Mushaharka Macalimiinta Sweden.
Xisbiga ayaa doonaya in Macalimiinta loogu daro lacag dhan 5,000 kun oo kronor Bishii sida uu sheegay hogaamiyaha Xisbiga Jan Björklund.
Liberalerna ayaa intaasi waxa uu ku daray in qorshahan lagu...
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaa helay Shaqo Sanadihii u danbeeyay lakin waxa jira kala duwanaansho ku aadan Sida ay yihiin Dadkaasi sida uu sheegay Xafiiska Shaqada oo sahan sameeyay.
Dadka ku dhashay Dalka ayaa shaqada ku hela...
Dowlada Sweden ayaa soo saartay ula jeedka lacagaha sanadkan iyo meelaha ay ku qarash gareeneyso.
Xisbiga hogaanka haya iyo Dowlada ayaa doonaya in sanadkan dowlada isticmaasho lacag dhan 2.5 billion taasi oo u isticmaalidoonta badankeeda dhanka daryeelka.
Sidoo kale Dowlada ayaa dooneysa...
Sida ay shaacisay laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket mid kamid ah xaruumaha qaxootiga waxaa ka baxsaday qaxooti lagu hayay.
Habeeninadii sabtida waxaa baxsaday 8 ruux oo ku jiray goob loogu tala galay qaxootiga kuwaasi oo boolista raadinayeen tan iyo markii...
Qof kasta oo guriga ku heesta TV waxaa waajib ku ah bixinta lacagta canshuurta ee sanadka hase yeeshee dad badan ayaanan bixin lacagtaasi.
Dowlada ayaana soo saartay qiimo cusub oo dhanka canshuurta ah taasi oo ka hooseesa mida maanta oo...
Inkastoo Dalal ay ku jiraan Somaliya aan loo celin karin Dalkooda Xaalad amaan Hadana Dalalka qaar ayaa Laanta Socdaalka Waxay go.aamisay in Dalkooda loo celin karo.
Dhalinyarada kaligood socodka ee ka yimid Dalka Afganistan ayaa ku jira kuwa laanta socdaalka...
Dowlada Sweden oo sanadkii 2015 xirtay Xaduudaheeda ayaa hada soo saartay go.an kale oo ku aadan xaduudaha Xiran.
Sweden ayaa sheegtay in Xaduudaheeda ay xirnaandoonaan isla markana aan la furidoonin Xaduudaha dariska la ah Wadamada Germalka iyo Denmark.
Go.anka ayaa yimid...