Saturday, April 4, 2026
Xubin muhiim ah oo ka tirsan golaha dagaalka ee Israa'iil ayaa ku eedeeyay Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu inuusan ka run sheegin hadafyada militari ee...
Raysal wasaaraha Israa'iil, Benjamin Neytanyahu ayaa sheegay inuu ku wargeliyay Mareykanka inuu diidanyahay amaba uu ka soo horjeedo qorshaha abuurista dowlad Falastiin ah oo...
Sida uu sheegay Booliska nin Watay lacag kaash ah ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockholm lacagta kaashka ayaa cadadkeeda lagu sheegay...
Laba nin oo Israa’iili ah oo Qaza lagu haystay tan iyo 7-dii Oktoobar ee sanadkii hore kana soo muuqday Video ay dhawaan soo saartay...
Waxaa kasii daraya xiisada u dhaxeysa labada dal ee dariska ah ee Pakistan iyo Iran, kaddib markii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Iran horraantii...
Pakistan ayaa si caro leh ugu eedaysay Iran inay fulisay weerar ka dhacay gobolka Baluchistan oo ee dalkaasi Pakistan. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Islamabad...
Israa’iil iyo Xamaas ayaa gaaray heshiis lagu ogolaanayo in gargaar bini’aadanimo oo dheeraad ah la geeyo magaalada Qasa, sida ay sheegeen xubnaha Qadar ee...
Xildhibaanad u dhalatay dalka New Zealand ayaa is casishay kaddib markii dhowr jeer lagu eedeeyay inay dukaamo alaab ka xadday, taasoo uu booliisku baarayo. Golriz...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka. Markabkaas...
Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qasa ayaa baahisay in ilaa iyo hadda la ogyahay in dagaallka Qasa ay ku dhinteen dad gaaraya...