Saturday, April 4, 2026
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa shalay magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay wasiirrada arrimaha dibadda ee Iran,Turkiga iyo Lubnaan,...
Ugu yaraan 27 qof ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay magaalada Donetsk ee Ruushka uu haysto, sida uu sheegay hoggaamiyaha gobolkaas.Denis...
In ka badan 25,000 oo qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay weerarada iyo duqeymaha Israa’iil ee Qasa sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee...
Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa si adag uga hadlay weerar dhinaca cirka ah oo Israa’iil ka fulisay gudaha dalka Syria, weerarkaasi waxaa lagu...
Luqmaan Ahmed oo 10 Sano jir ah ayaa Todobaadkii hore Waxa uu Weerar kala kulay Ey xili uu la socday Waalidkiisa Hooyadii iyo Walaalkiis,...
Sida ay shaacisay Shirkada Swedavia ku dhawaad 500 oo Shaqo ayaa ka banaan Garoonka Diyaaraha Arland ee Caasimada Stokcholm kuwaasi oo iskugu jira Shaqooyin...
Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay weerar duqeyn ah oo ka dhacay magaalada Donetsk ee Ruushka uu haysto, sida uu sheegay hogaamiyaha gobolka...
Wakaaladda Qaramada Midoobay u qaabilsan sinnaanta jinsiga ayaa sheegtay in dadka ugu badan ee uu dhibku ka soo gaaray duulaanka Israa’iil ee Qasa ay...
Afar sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Iiraan ayaa lagu dilay qarax looga shakisan weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda...