Thursday, July 25, 2024
kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo. dadkii ugu danbeeyay ee gaaray dalkaasi ayaa laga diiday in ay ku xirtaan mid kamid ah...
dadka ku sugan koonfurta Caasimada Oslo iyo sidoo kale dhulka islands ayaa loo diray fariimo ku aadan in ay iska kariyaan biyaha ay isticmaalayaan. Fariimaha ayaa yimid kadib markii biyaha laga isticmaalo dhulkaasi lagu arkay Becteria taasi oo keentay in la...
Raisal wasaaraha Denmark ayaa soo jeediyay sharci cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee heesta sharciga. Sharciga ayaa dhigaya in Dowlada dalkaasi ay bilowdo qorsho dadka ku sugan ay iskood ugu laaban karaan dalkooda. '' Hadii aad timid...
Xisbiyada isbaheystay ee Dalka sweden ayaa isku raacay dhoor sharci kuwaasi oo ku aadan dhanka caruurta ajaanibta ah. Xisbiyada ayaa doonaya in dhaman caruurta Qaxootiga ee dalka ku sugan ay luuqada bartaan maalin kasta sadax saac. caruurta ayaa loogu tala galay...
xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray. Wiilkaasi oo 17 sano jir ah ayaa lagu toorey toorey nawaaxiga xaafada Kvarngärdet oo falkaasi ka dhacay. Booliska oo gaaray goobta uu ka dhacay weerarka...
inkastoo ay adagtahay fulinta qodobkaasi hadana Wasiirka Cadaalada iyo Amniga Dalka Norway ayaa warbaahinta u sheegay in uu doonayo joojinta lacagta la siinayo ama lagu caawinayo goobaha ay ku cibaadeestaan muslimiinta. Tor Mikkel Wara ayaa intaasi ku daray in ay...
Xisbiga Moderaterka ayaa ka hadlay canshuurka leeska qaado dalka sweden taasi oo ah waxyaabaha dadka ugu badan dalka sweden ay ka cabanayaan. ilaa sadax arin ayaa ugu w eyn qodobada miiska u saaran xisbiga Moderaterka kaasi oo doorashada sanadkaan kaalin muuqata...
Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii ay u dhammaadeen 42 isbuuc. Julie Genter oo siyaasad ahaan ka tirsan xisbiga Green Party ayaa...
Lamaane Muslim ah ayaa loo diiyay dhalashada Swiss kadib markii ay diideen in ay gacanta ku salaamaan dad ajinabi ka ah xilli la weeydiinayay su’aalo, saraakiisha ayaa sidaasi sheegay. Waxa ay go’aankaasi xaqiijiyeen jimcihii shalay ahaa. Lamaanaha ayaa waxaa su’aalo ku...
Muwaadin Somaliyed oo ku nool dalka Jarmalka ayaa tooreey ku dilay nin Dhaqtar ahaa kadib markii uu ku weeraray goobtiisa caafimaad. Muwaadinka Somaliyed ee falkaan naxdinta leh geystay ayaa sidoo kale la sheegay in Gabar uu dhalay Dhaqtarka uu tooreeyda...