Wednesday, January 15, 2025
Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka ayaa ka hadashey go.anka maxkamada sare ee ku aadan sharciga iskuulka sare kaasi oo dhigaya in sharciga shaqeen karo. Migrationsverketka ayaa shaaciyay in uu bilaabayo go.anka ku aadan dadka soo gudbiyay codsigooda waxbarashada dugsiga sare. maanta...
Isbuucii lasoo dhaafay Waxaa Magaalada Örebro ka dhcay Toogasho loo geestay Labo Qof. Labada Qof ayaa weerarka ku dhaawacmay kuwaaasi oo soo gaaray dhaawac halis ah. Booliska Magaalada Ayaa weerarka u soo qabtay 16 sano lagu eedeeyay in uu weerarka uu...
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa kulan la qaatay Hogaamiyaasha Xisbiyada isagoo isku dayaya Sidii loo dhisi lahaa Dowlada Cusub. kulanka uu la qaatay Hogaamiyaasha ayaa u muuqta kuwa ku dhamaaday guul la. an waxa dhici karta in kulamo kale oo...
Dad badan oo ku sugan Dalka kuwaasi oo aan heysan lixaadka ( unktionsnedsättningar ) ama qaba curada kala duwan ayaa ku adkaata helista Shaqooyinka Dalka Sweden. Hay.ada Ceymiska Sweden ee Försäkringskassan ayaa sheegtay in Dadkaasi hada ay helayaan Shaqooyin loogu tala...
Waxaa maanta bilaabatay kulanka afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaadnaayo hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo aan wali ku heshiin cida hogaamineysa Dalka. Kulanka ugu horeeya ayuu la qaadandoonaa Hogaamiyaha Xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfan isagoo kala hadlaya sidii loo go.an lahaa cida...
Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay 'xabsi noloshiisa. peter ayaa lagu eedeeyay dilka wariye Kim Wall. oo kasoo jeeda dalka Sweden taasi oo dooneysay in ay...
Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD  Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga SD. Ebba Bush ayaa ku doodeysa in loo baahanyahay dhismaha dowalad ay qeyb ka tagay Xisbiga...
Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga xayuubiyay Stefan. Andreas Norlén ayaa kulamo gooni ah la qaadandoona xisbi walbo isagoo intaasi kadib qabandoono...
Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan. Si Garab walbo uu dowlad u soo dhiso waxuu u baahan yahay garabka kale sababtoo ah kuma...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub. Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan xiligan arkeenin in Xisbiyada Alliancen ay heestaan Fikrad dowlada Cusub ku dhisan karaan. Jimmie oo la...