Mudo labo isbuuc ah ayuu qabsaday Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna si uu u soo dhiso dowlad cusub oo hogaaminayaan garabka Alliancen.
isku dayga xisbiga ayaa u muuqda mid lagu guul dareestay kadib markii xisbiga Socialdemokraterna uu diiday in uu taageero Dowlad...
Weerar loo adeegsaday Mindi ama Toorey ayaa ka dhacay Xaafada Rosengård ee ku taalla caasimada Sadaxaad ee Wadanka sweden ee Malmö.
Weerarka ayaa ka dhacay Moolka Rosengård ee laga adeegto shalay oo talaado ah waxana qofka lagu dhaawacay tooreyda uu...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadka danbe gaar ahaan qoondada ay kasoo qaadaneyso Caalamka.
Tirada Qaxootia qaadaneyso ayay sanadkan saro u qaaday waxana ay gaarsiisay ilaa 3,000. kun oo qaxooti ah halka sanadkan ay soo...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden kulankaasi oo dhacaya galabta.
Ulf Kristersson ayaa heesta mudo labo isbuuc ah waxana hada la dhaafay isbuuc isagoo isbuuca danbe diyaar u noqondoono dhismaha dowlada cusub.
kulanka ayaa la filayaa...
Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde.
Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay baaxada dhul gariirka ayaa sheegay in xagal ahaan uu dhulka u gaaray ilaa 17 kilometers...
Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda.
kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in ay damiyaan dabka inkastoo qeyb kamid ah iskuulka uu goor hore gobtay.
Mathias Häglund.oo ka tirsan...
Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca.
Baaritaan uu sameeyay Talafashinka SVT Sanado kahor ayaa muujineysa in kala bar macalimiinta iskuulada ay aaminsanyihiin in ilaalada iskuulada...
Mudo isbuuc iyo dhoor maalin ayaa ka hartay waqtiga uu qabtay Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka oo sheegay in uu soo dhisayo dowlada u badan Garabka Alliancen isla markana taageero ka heleysa Xisbiga Socidalmoderaterna.
Hogaamiyaha Xisbiga M ulf kristersson ayaana u muuqda mid...
Sida laga Soo xigtay Kamuunka Falu oo ka tirsan Kamuunada Sweden ayaa raadinaya dadka Haga ama Caawiya Qaxootiga ku Cusub Wadanka.
Ururada Bulshada ee Kamuunka ayaa ku kulmay Kaniisada Lugnet shalay oo Sabti aheyd waxayna ka hadleen sida loo heli karo dad...
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la yiraahdo Nadia Murad ay sanadka muteysteen abaal marinta nabadda ee Nopel-ka. Labadan qof ayaa ku...