Aqlabiyada baarlamaanka oo ka soo horjeestay in Norway laga raro nidaamka boqortooyada ayna noqoto jamhuuriyad.
Sideed xildhibaan ayaa ku soo kordhay hadda marka loo eego...
Wararka laga helayo Xaafada Jakobsberg oo ka tirsan Kamuunka Järfälla ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qofk kaasi oo u geeriyooday dhaawaca kasoo gaaray weerarka sida...
Dooddii ugu horeysay sanadka ee baarlamanka ayey ra’iisal wasaare Stefan Löfven dhaleeceyn uga timid laba dhinac.
Dooddii saaka dhex martey hogaamiyeyaasha xisbiyada iyadoo ay todobaad...
Waa in la kala qeeybiyo howlaha xafiiska shaqada, si dhaqaale loo keeydiyo. Waxey ka mid yihiin talooyinka ku xusan baarista siyaasadda suuqa shaqada ee...
Madaxa dawladda Sweden, Stefan Löfven (S) ayaa dhowaantan furay dooddii ugu horreeysay sannadka ee hoggaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka.
Löfven ayaa qudbaddiisa ku bilaabay...
Xaafiska Shaqada Dalka Sweden ayaa burinaya ama Eryaya kumanaan Qof oo ka tirsan Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen waxana la filayaa in digniinta eryida loo diridoono...
Fiidnimadii xalay ayaa xafladdii lagu qabtay magaalada Stockholm lagu guddoonsiiyey filim soo saaraha Axmed Cabdullaahi biladda abaalmarinta Guldbagge.
Middaasina oo uu ku hantiyay filimkiisii loogu...
Sida caadiga dad badan oo dalka sweden ku soo gaara Qaab Shaqo ayaa la eryaa marka uu dhamaado waqtidooda shaqada ugu egtahay waxaa ku...
Nin 85 jir ah oo ku nool Degmada Norrköping ah ayaa loo xiray inuu isku dayay inuu dilo xaaskiisa,sida uu qoray wargayska Norrköpings-Tidningar. ee...
Shaqaalaha dhowr iskuul ee ku yaal galbeedka Sweden ayaa sheegaya in caruurtu ay cuntada ugu badan cunaan isniinta oo ah maalinta laga soo laabto...















