Guud ahaan Wadanka Sweden waxaa ka da'ay baraf xoogan kaasi oo saameyn xoogan ku yeeshay isku Socodka Tareenada u kala goosha Gobolada Dalka iyo...
Dood ballaaran oo ka dhacday kulankii hoggaanka xildhibaannada ee maamulka Karlstad ayaa lagu go’aamiyey in aan masjidka laga joojin xaqa uu u leeyahay aadaanka...
Norway in ka badan 30,000 oo magangelya doone ayaa yimid 2015, saddex sano kadibna tirada timid waxay ka yartahay toban meelood.
Sida uu Tv2 ka...
Dowlada Sweden ayaa kordhineysa Lacagta uu qaato Qofka Shaqo Gabka ah iyadoo dadkaasi loo eegayo Dadka Faqiirka ah waxana Kacagta ay qaataan lagu kordhindoonaa...
Baraf aad u xooggan ayaa saameeyey Sweden oo dhan. Meelaha qaar waxa la filayaa baraf gaaraya 2 disimitir sida ay hey’adda saadaalinta hawada ee...
Dalka Sweden ayaa kamid ah Dalalka ugu wanaagsan Qaarada Yurub marka la fiiriyo Dhanka Qaxootiga hase yeeshee waxaa hada la badalay sharciyada qaar kadib...
Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday...
Golaha Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan diyaar u ahayn in wadahadal cusub ay la galaan dalka UK, kadib markii Baarlamaanka UK codsaday in wax...
Gobalada Waqooyiga ee dalka Maraykanka ayaa maalmahan ku jira qabow xad dhaaf ah oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka dhulkaasi ku nool.
Gobalada sida weyn...
Laga bilaabo xilliga kuleeylaha ee sannadka 2020 ayaanay suurtagal u noqon doonin qaxootiga dalkan yimaada iney xaq u yeeshaan gunnada nolol maalmeedka, haddii ey...















