Wednesday, May 8, 2024
Toddobaadka soo socda, siyaasiyiinta baarlamaanka ayaa u codeyn doona miisaaniyadda Iswiidhen. Miisaaniyaddu waa qorshe loogu talagalay sida lacagta Iswiidhan loo maamuli doono sanadka soo socda. Laakiin lama hubo in hindisaha dawladdii hore uu guulaysan karo iyo in midka Xisbiyada kale...
Gudiga Bulshada ee ku jira Barlamaanka Dalka Sweden ayaa taageeray Sharci cusub oo bilaabanaya Sanadka cusub ee nagu soo wajahan. Sharciga cusub ayaa dhigaya in laga mamnuuco sigaarka banaanka hore ee goobaha qaar ee bulshada ku kulanto sida Goobaha lagu...
Saraakiisha booliska Taliyaaniga ayaa xiray 90 denbiilayaal ah oo lagu tuhunsan yahay dalal kala duwan maalinimadii Arbacadii. Dadka la xiray ayaa la tuhunsan yahay inay yihiin hoggaamiyayaal maafiyada Talyaaniga. Waa urur ku hawlan fal-dambiyeed oo leh awood badan. Booliska Yurub iyo...
Waa mamnuuc in waalidku garaacaan caruurtooda. Siyaasiyiinta Baarlamaanka Faransiiska ayaa go'aansaday shalay oo arbaco ah. "Rabshadaha ka dhanka ah carruurta waxay kaliya abuuri karaan rabshado badan oo bulshada dhexdeeda ah, " ayuu yiri siyaasi Maud Petit. oo ka hadlay sharcigaan...
Siyaasiyiinta degmada Kungsbacka ayaa doonaya sharciyo cusub oo loogu talagalay dadka tuugsada. Waxay go'aansadeen in dadku ay haystaan ​​ruqsadda booliska si ay lacag uga tuugsadaan waddooyinka. Laakiin hadda guddiga maamulka degmada ee Halland ayaa joojiyay sharciyada cusub. Guddiga maamulka gobolka...
Dhallinyaro badan oo Iswiidhan u yimid sidii qaxooti sanadihii la soo dhaafay. ayaa badankooda waxay ka yimaadeen Dalka Afghanistan. Qaar ka mid ah ayaa xaalad xun ku jira gudaha Dalka Iswiidhan. Booliska ayaa sheegay in qaxootiga dhalinyarada ay ku dambeeyaan kooxaha...
Todobaadkii hore,hogaamiyaha Xisbiga Annie Lööf ayaa sheegtay in laga yaabo in ay u codeeyaan haa , Stefan Löfven sidii ra'iisul wasaare ku noqon lahaa. Stefan Löfven iyo xisbigiisa Socialdemokraterna waa inay beddelaan siyaasadahooda. Annie Lööf waxay rabtaa waxyaabo badan. Tusaale...
Dowlada Denmark ayaa soo saartay arin lala wada yaabay taas oo ah in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo dadka danbiyada gala ay geynayso jaziirad lagu magacaabo Lindholm. Jaziiradan ayaa waxay hada Tahay meel lagu baro xayawaanada qaba cuduro kala duwan,...
Shacabka Fransa ayaa sii wadaya dibad-baxyada dawladda Faransiiska looga soo horjeedo. Toddobaadkan, qiyaastii 100,000 kun oo qof ayaa lagu soo bandhigay dhowr magaalo oo kala duwan oo dalka ka mid ah. Dadku waxa kay xanaaqsan yihiin sababta dowlada u kordhisay...
Kumanaan carruur ah oo ku nool dalka Iswiidan ayaanan tagin dugsiga sida lagu ogaadya baaritaan la sameeyay. In ka badan shan kun oo carruur ah ayaa ka maqnaa dugsiga muddo ka badan kala bar xilliga dayrta. Waxaa lagu muujiyay baaritaan...