Sunday, May 19, 2024
Hogaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa horay u sheegtay inay joojinayso hogaanka CDU. Laakiin waxay rabtaa inay sii waddo hoggaaminta dalka illaa doorashooyinka soo socta ee, 2021. Toddobaadkan ayay cadaatay cida qabaneysa hogaamiye xisbiga. Markii uu xisbigu codeeyay , waxana ku...
Dhowr maalmood ayaa Xisbiga Dhexe wuxuu isku dayey inuu la heshiiyo xisbiga Sooshal dimuqraadiga. Laakiin ma shaqeynin arintaasi. Waxa sidaasi sheegtay Annie Lööf, hogaamiyaha xisbigaasi. . "Wax walba iyo wax yar ayaan sameeyay . Hadda xisbiyada ugu wayn ee xisbiga Sooshiyaal-dimoqoraadiga...
Haweeney 95 sano jir ah ayaa dalbatay guri ay ku noolaato madama ay ku jirto xiligeeda shaqo gabka ah lakin waxay diiday goobaha lagu hayo dadka waaweyn iyadoo dalbatay guri gooni ah sida uu qoray VLT. Haweeneydan ayaa nool kaligeed...
Wiil 18 Sano jir ah ayaa la dhigay isbitaal isagoo qaba dhaawacyo kadib markii labo qarax ay ka dhaceen magaalada Malmö. waxana looga shakinsanyahay inuu ku lug lahaa qaraxa. Labadaas qarax ayaa ka dhacay dhismayaal deegaan ah, mid ka mid...
Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in shil gaari ay ku geeriyootay Aamina Axmed oo aheyd gabar Soomaali Mareykan ah oo labo kahor ku guuleesatay in ay kamid noqoto deegaanka ee magaalada Seatle-Washington ee dalka Mareykanka. Aamina ayaa xiliga ay...
Haweeney 70-jir ah ayaa laga helay magaalada Borlänge. Booliska ayaa bilaabay baadhitaan hordhac ah oo dilka ku saabsan. "Ma dhihi karno waa dhimasho dabiici ah. Tani waa xaalad aan caddayn, "ayuu yiri Jan Matérne, oo ah taliyaha booliska ee gobolka Bergslagen, oo...
Laga bilaabo sannadka cusub, isticmaalka taleefanada gacanta ee baabuurta waxaa lagu ciqaabi doonaa laba dhibcood oo ku jiridoona liisan kaarka darawalnimada. Haddii loo baahdo, tirada dhibcaha waa la hagaajin karaa marka uu qofka isbadal wanaagsan sameeyo. Isticmaalka telefoonada gacanta markaad gaariga...
mudo sanad ah oo Xabsi ku jirtay kadib ayaa hada loo kordhiyay waqtiga ay ku sii jireyso Maxkamada sida ay go.aamisay Maxkamada Degmada Oslo ee Dalka Norway. hooyada oo dhashay caruur gaareysa 5 caruur ah ayaa xabsiga ku jirta mudo...
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka ku tahriibada badda Mediterranean-ka. Hay'adda ayaa dadka badda ku le'anaya ku badbaadin jirtay markabkeeda Aquarius. Hay'addan ayaa...
Barlamaanka Norway ayaa maanta oo khamiisa ayaa mariyey sharci sanado badan soo jiitamayey oo aad muhiim ugu ahaa ajaanib badan oo ku noolayd dalkan Norway iyo dadka Norwejiga. Sharcigan ayaa wuxuu yahay in qofku haysan karo labo dhalasho mid norwejiga...