Saturday, April 4, 2026
Hungary ayaa iska fogaysay eedo uga yimid sharciga cusub ee ay ugu magacdareen sharciga ilaalinta madaxbanaanida. Tallaabada Hungary ayaa imaaneysa kadib markii ay Midowga Yurub...
Dhexdhexaadiyaasha heshiis iyo xabad-joojin ay suurtagal tahay in ay ka dhaqangasho Gaza, ayaa wali xusul-duub ugu jira ka miro dhalinta dadaallada ay wadaan, kaddib...
Millatariga Mareykanka ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago ay xalay ku dileen, hogaamiye sare oo ka tirsan...
Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la...
Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa Madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump ka qaaday xasaanadii madaxweyne hore, waxaana lagu dacweyn karaa eedeymo la xiriira...
Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa sheegay in ay fashiliyeen waxa ay ugu yeereen weerar argagixiso oo lagu qaaday maxkamad ku taalla magaalada Istanbuul, halkaasi oo...
Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay gantaallo ku garaaceen labo markab oo marayay badda cas, iyadoo sida muuqata aysan ka niyad jabin duqeymaha...
Iran ayaa sheegtay “in aysan ka laba labeyn doonin” inay jawaabto haddii Mareykanka uu weerar kusoo qaado dhulkeeda kadib markii Aqalka Cad uu diiday...
Qasriga looga arrimiyo Boqortooyada Ingiriiska ee Buckingham Palace ayaa Isniinti shalay aheyd ku dhawaaqay in Boqorka Boqrtooyada Midowday ee Ingriiska ee Boqor Charles laga...
Wargeysyada caalamiga ah ayaa ka faallooday dhaq-dhaqaaqyadii xoogganaa ee maamulka Mareykanka ee Bariga Dhexe, New York Post ayaa daabacday maqaal uu qoray qoraaga Michael...