Home Wararka Caalamka Wararkii Ugu Danbeeyey Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii la...

Wararkii Ugu Danbeeyey Diyaarad Milatariga Mareykanka leeyahay oo dhacday iyo askartii la socotay oo la layahay

0
In this undated file photo released by the Taiwan Ministry of Defense, a Chinese PLA J-16 fighter jet flies in an undisclosed location. China sent a record 28 fighter jets, 14 of them J-16s, towards the self-ruled island of Taiwan on Tuesday, June 15, 2021, the island's defense ministry said, the largest such display of force since China started flying planes towards the island last year. (Taiwan Ministry of Defense via AP)

Diyaarad ay leeyihiin ciidanka Marineska ee dalka Maraykanka ayaa ku dhacday buuraha barafku daboolay ee California, waxaana nolol iyo geeri la layahay askartii la socday diyaaradaasi dhacday.

Diyaarada dhacday oo nuueedu yahay CH-53E Super ayaa dul mareysay xilliga ay dhaceysay buuro ay baraf dabooleen, waxaana ilaa hadda la caddeyn sababta keentay in diyaaradan ay dhacdo.

Shan askari oo la socotay diyaarada dhacday ayaan ilaa hadda la heyn nolol iyo geeri halka ay ku dambeeyaan, waxaana diyaaradan bur burkeeda la sheegay in laga helay meel 72-km u jirta halkii ay ka duushay.

Kooxaha gurmadka ayaa wada baadigoob ay ugu jiraan nolol iyo geeri sidii ay u heli lahaayeen askarta la socotay diyaarada dhacday, waxa ayna saraakiil Mareykan sheegeen in uu hadda socdo howlgal badbaadin ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here