Boqolaal kalkaaliyayaasha loogu yeero undersköterskor ayaa maanta isugu yimid fagaaraha la yiraahdo Mynttorget ee Stockholm iyo qaar ka mida magaalooyinka dalka, iyaga oo gadoodsan...
Dhoor maalin waxaa bada u dhaxeysa Taliyaaniga iyo Liibiya ku xaniban Qaxooti Afrikan ah kuwaasi oo loo diiday galitaanka Dalka Taliyaaniga.
Diidmada Kadib waxaa dhacday...
Dad badan oo ku nool Gudaha Dalka Sweden ayaa ah kuwa nolo ka dhaxeyso isla markana qaarkood ay ku kala tagaan nolosha marka uu...
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa xaqiijisay in ay leedahay Uur sida ay ku tilmaamtay Bogeeda Instagramka oo taageerayaal badan ku leedahay.
Annie Lööf ayaa...
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka baaqday kulan sii qorsheynaa oo uu la yaalan lahaa Ra’iisal Wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen. Sababta ayaa la...
Tan iyo Sanadkii 2013 Waxaa hoos u dhacday tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalka Sweden sida ay muujineyso Tirakoob ay soo saartay Xafiiska tirakoobka laanta...
inkastoo Shaqooyinka iyo dhaqaalaha ugu badan ee Dalka Sweden laga helo Magaalooyinka waaweyn ee Dalka Sweden hadana Dowlada ayaa qorsheeneysa in tuulooyinka baadiyaha ah...
Laga bilaabo koowdii bishii luulyo ee 2019 ayaa wakaaladda canshuuraha Skatteverket awood dheeri ah loo siiyay suurtagalka ah inay ku tallaabsan karto howlo baaris...
Dalka Germalka oo kamid ah Wadamada ugu weyn ee Qaxootiga ugu badan qaabilay ayaa bilaabay Qorsho uu kula xisabtamayo Qaxootiga Sharciga heesta ee Suuriyaanka...
Muuqaalkaan oo lagu duubay kaamira nuuca GoPro ah ayeysan booliisku doonayn inay wax faahfaahin ah ka bixiyaan.
-Filim la duubay weeye wuxuuna noo yahay cadayn...














