Hay’adda socdaalka ayaa tuhunsan in shirkadaha caawiya dadka lixaadkooda uusan dhammeyn in ay ka iibiyaan sharciga deganaanshaha Sweden dadyow ajaanib ah, iyaga oo u...
dhawaan xisbiga Moderaterna ayaa ka hadlay siyaasadiisa Cusub ee dhanka Qaabilaada Qaxootiga isagoo ku baaqay in hoos loo dhigo tirada Qaxootiga ee dalka qaabilayo.
Xisbiga...
Wakaaladda Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa bedeshey qiyamka qaxootiga Suuriya iyo sidii ay u qiimayn jirtey dadka magan gelyo doonka ah ee ka yimaada...
Xisbiga Moderaterna ayaa soo jeediyay fikir la xiriira in aad loo yareeyo tirada dadka magangelyada dalkan ku hela, isla markaana aaney ka badan inta...
Dhawaan Xisbiga Moderatka ayaa soo jeediyay in Dowlada ay goobaha Waxbarashada ka mamnuucdo xirashada Niqaamka qoorta la gashto ama xijaabka kale ee qaataan dadka...
Dadka gala dembiyada abaabulan ayay ku adkaan doontaa inay ku hoos dhuuntaan telefoonnadooda iyagoo adeegsanaya simi kaadho haybtoodu qarsan tahay oo ay telefoonada ku...
Gabar ayaa toogasho lagu dilay xaafadda råcksta oo dhacda galbeedka magaalada Stockholm, iyadoona aan illaa iminka jirin cid loo qabtay falkaasi.
Ciidanka ammaanka ayuu xalay...
Ku dhowaad 100 qofood ayaa laga daad gureeyay guryohooda kaddib markii uu dab ka kacay xaafad la deggan yahay oo ka tirsan Rinkeby habeenkii...
Haweenay 30 –jir ah oo dhowaantan umul ka baxday ayaa ku dhimatay kaddib markii lagu rasaaseeyey xaafadda Ribersborg ee magaalada Malmö saaka subaxnimadii.
Waxay ahayd...
Wargeeyska Dagens Nyheter ayaa maqaal ku sheegay inuu hoggaanka xisbiga Moderaterna (golaha sare ee xisbigu) doonayo in baaris lagu sameeyo mamnuucidda xijaabka ee dugsiyada hoose/dhexe.
– Waxaa...














