Laga bilaabo koowdii bishii luulyo ee 2019 ayaa wakaaladda canshuuraha Skatteverket awood dheeri ah loo siiyay suurtagalka ah inay ku tallaabsan karto howlo baaris...
Dalka Germalka oo kamid ah Wadamada ugu weyn ee Qaxootiga ugu badan qaabilay ayaa bilaabay Qorsho uu kula xisabtamayo Qaxootiga Sharciga heesta ee Suuriyaanka...
Muuqaalkaan oo lagu duubay kaamira nuuca GoPro ah ayeysan booliisku doonayn inay wax faahfaahin ah ka bixiyaan.
-Filim la duubay weeye wuxuuna noo yahay cadayn...
Laanta socdaalka wadanka Switzerland ayaa sameeyey barnaamij lagu baadhayo macluumaadka taleefanada iyo kumbuutarada dadka magangalyo-doonka ah ee dalkaasi iska dhiibi sida lagu daabacay warbaahinka...
Waxaa lagu jiraa dhamaadka xiliga uu ku ekaa Sharciga ku meel kaarka kaasi oo dadka badankiisa la siiyay 3 sano sharci ah.
Sharciga ayaa loogu...
Dowlada Sweden ayaa dadaal xoogan ugu jirta adkeenta Sharciga lagu Ciqaabo dadka Dalka keena Daroogada ama in la joojiyo.
Dowlada ayaa dooneysa in booliska loo...
Nin 47 sano jir ah ayaa lagu xukumay xabsi 13 sano iyo 10 bilood ah kadib markii uu midi ku diley nin kale dukaan...
Qareenadda magaallooyinka Edmonton iyo Halifax ee dalkaasi waxay dagaal dhanka sharciga ugu jiraan sidii ay u badbaadin lahaayeen Qaxooti Soomaali oo lagu magacaabo C/llaahi Cilmi oo 34-jir ah,...
Waa dhacdo warbaahinta gudaha Dalka norway hadal heysa 65 sano jir badbaadiyay nolosha dad badan oo ku tukanayay masaajid ku yaalla Banaanka hore ee...
Weerar ayaa loo geestay Masaajidka Al-Noor Islamic Centre ee ku yaalla Duleedka Caasimada Dalka norway ee Oslo.
Weerarka ayaa dhacay shalay oo Sabti aheyd waxana...














