Sunday, April 5, 2026
Sida ay shaacisay Shirkada Keolis oo kamid ah shirkadaha waaweyn ee dhanka Basaska ayaa shaacisay in sadax kamid ah Shaqaalaheeda ay u dhinteen Xanuunka...
Tirada Dhimashada Sweden ee Coronavirus ayaa maanta mareyso 1511 Qof sida laga soo xigtay Hay'ada Caafimaadka Daweynaha waxana ku soo korortay 111 qof tan...
Dowlada Norway ayaa soo saartay Sharci Cusub kaasi oo quseeya Dadka jabiya Xayiraada Saaran Socdaalka arintaasi ayaana timid kadib markii Xiliga Ciida ay dad...
Sida uu ku waramayo Joornalka Aftonpladet Qof ku jiray Xaruunta loogu tala galay Qaxootiga ee Xaafada Märsta ayaa u dhintay Xanuunka Coronavirus kadib markii...
Dood ayaa ka taagan Sharci dhawaan ay soo saartay Dowlada Norway kaasi ku aadan Taxi,da ama tagaasida ka shaqeysa wadanka muranka ayaana yimid markii...
Shir jaraa'id oo la qabtay Daqiiqado kahor ayaa lagu soo bandhigay Dhimashada Sweden ee Coronavirus waxaa ku soo korortay 67 Qof taasi oo ka...
Dowladda Sweden ayaa shalay go’aan ku gaartay in la sii kordhiyo wakhtiga uu jirayo go’aanka lagu mamnuucay safaradda dibeda ee dalka soo gelayo, iyadoo...
Dowlada Denmark ayaa ka hadashey waqtiga la qaadayo Xayiraada Saaran wadanka Hadalka Dowlada ayaa yimid kadib markii shacabka ay dhaliileen Khudbad ay jeedisay Raisal...
Sida uu sheegay Maayarka Caasimada Oslo waxaa la furidoonaa Iskuulada Waxbarashada taariikhda marka ay tahay 27 Bisha April. Maayarka Magaalada Raymond Johansen oo la hadlay...
Inkastoo uu yahay mid ku meel gaar ah hadana Dowlada Denmark gaar ahaan Xisbiyada Dalka ayaa isku raacay in guud ahaan la jiijiyo Sharciga...