Dowlada oo kaashaneysa Labada Xisbi ee L iyo C ayaa isku raacay Sharci Cusub kaasi oo Quseeya Qofka Doonayo in uu helo ogolaansho ah...
Lacagaha la siin doono waalidiinta shaqooyinka ka jooga si ay guryaha ugu xanaaneeyaan caruurahooda hadii iskuullada laga fadhiisiyo Corona awgeed ayaa aad u hooseysa
Waa...
Midowga Ururada Degmooyinka iyo Degmooyinka Gobolada Sweden ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano SKR ayaa dowlada ugu baaqay in baaritaan kagu sameeyo shaqaalaha...
Kadib war qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Madaxweynaha Mareykanka ayuu ku joojiyay qaxootiga gali lahaa wadanka si kumee gaar ah.
Warka Qoraalka...
Wararka laga helayo Caasimada Norway ayaa sheegay in nin sitay toorey uu ku dhuftay sadax qof kuwaasi oo labo kamid ah xaaladooda laga deerinayo...
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden isla markana sugaya jawaabaha kiiskooda magangalyada ayaa dib loogu diray warqado cadeen ah oo looga baahan yahay...
Sida uu shaaciyay Booliska Dalka Canada ugu yaraan labo iyo toban qof ayaa lagu dilay Gobolka Nova Scotia ee koonfurta bari ee Canada kadib...
Laga bilaabo 20 bisha Abril waalidka u baahan in ay helaan Lacagta Xanaanada Caruurta waxaa qasab ku ah in ay keenaan warqad dhaqtar hadii...
Hay'ada Caafimaadka Daweynaha ee Folkhälsomyndigheten ayaa ku dhawaaqday in 29 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden taasi oo tirada guud ka...
Sida maanta aya shaaciyeen warbaahinta Dalalka Germalka Iyo Gariiga Dowlada Germalka ayaa Qaxooti kasoo qaaday Kaamam ku yaalla Wadanka Gariiga.
Qaxootiga Germalka uu soo qaaday...














