Monday, April 6, 2026
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada Socdaalka ee UDI ayaa Qoraal ay soo dhintay Bogeeda ku Shaacisay laga bilaabo Taariikhda 1-7-2021 uu bilaabanayo Imtixaanka Luuqada...
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Läfven ayaa ka hadlay wada-hadalada burburay ee u dhaxeeyay xisbiga S iyo M kaasi oo ku saabsanaa in xal...
kadib Shir Jaraa'id oo Dowlada Qabatay maanta ayaa lagu dhawaaqay in Sweden isku diyaarineyso heerka Labaad ee Mowjadaha Coronavirus taasi oo looga gonleeyahay in...
Wadaxaajoodkii u dhaxeeyay Xisbiyada  Moderates iyo Socialdemokraterna ee ku saabsanaa soogalootiga ayaa burburay sida uu Moderatka u sheegay TT. Wadahadalada ku saabsan siyaasada socdaalka mustaqbalka...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in la qaaday xayiraaddii dhanka safarka ee saarneyd magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo Mandheera laga bilaabo berito. Wuxuu...
Shirkada Diyaarada SAS ayaa Daqiiqadii ugu danbeesay Hakisay ku dhawaad sadax Duulimaad oo ku socday Dalka Giriiga Kuwaasi oo ahaa Duulimaad toos ah Maamulka...
Raisal'Wasaaraha  Sweden Stefan oo ka hadlay tirada Qaxootiga Cusub ee Dowladiisa qaadaneyso ayaa kasoo horjeestay in tiro cayiman oo Qaxooti ah la qaato waxaana...
Dowlada Uk ayaa soo saartay wadamada soo booqan kara wadankeeda kuwaasi oo aanan maridoonin karantiilka 14 maalin waxana ay ka koobanyihiin ku dhawaad 59...