Dowlada Germalka ayaa soo saartay ganaaxa uu muteesanayo qofka aanan xiran marada Afka goobaha looga baahanyahay go'anka ayaa yimid kadib kulan ay qaateen Angela...
lix kamid ah iskuulka sare ee Heleneholms ee caasimada Malmö ayaa laga helay xanuunka Corona sida uu sheegay maamulka iskuulka oo sharaxaad ka bixiyay...
Dowlada Sweden gaar ahaan qeybta Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta shaacisay in ay kordhisay tirada Dadka isku imaan kara oo horay u ahaa 50 qof...
Dowlada Sweden ayaa go'an kasoo saartay Muwaadiniinta Britain ee ku sugan Dalkeeda go'anka ayaana la xiriira Dadka ku nool Sweden madama 31 janauary ay...
Dowlada Norway gaar ahaan Xafiiska Shaqada ee NAV ayaa shaaca ka qaaday in laga bilaabo maalinta talaada ee isbuuca danbe ay bilaabeyso soo celinta...
Booliska Caasimada Malmö ayaa ugu danbeyn go'an saday in ay ka hortagaan Banaan-bax la qorsheenayay in lagu gubo Quraabka kariimka kaasi oo ka dhici...
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan caasimada Oslo ayaa khilaaf ka jiray sanadii u danbeeyay khilaafka ayaana salka ku haya labo Koox oo isku maan...
Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka Morgan Johansson (S) ayaa u arka halis weyn in Qubrus iibiso Baasaboorada Dahabka ah ee laga iibiyo dadka ruushka ku...
Nin lagu dilay Lidingö subaxnimadii Isniinta ayaa xiriir la lahaa mid ka mid ah kooxaha gangiska oo hadda dagaal dhiig ku daatay ka wado...
Dowlada Austria waxay sheegtay Isniinta maanga inay eryayso diblomaasi Ruush ah oo ku xad gudbay Dalkooda, taas oo keentay in Russia uu dhankiisa soo...














